Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Blockbuster-ka Weyn Noqday Chennai Express

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Chennai Express waa filim Blockbuster weyn noqday sidoo kalena SRK, Deepika Padukone iyo Director Rohit Shetty mashruucaan amaan lixaad leh ku heleen.

Chennai Express oo la daawaday 8 August 2013 waxaan idin kaga heynaa heynaa xaqiiqooyin u gaar ah fadlan hoos kaga bogo:

Xaqiiqada 1-aad: Kareena Kapoor iyo Asin ayaa iska diideen doorka atirishada kowaad filimkaan waxaana calfatay Deepika Padukone oo filimkan awood lixaad leh ku heshay.

Xaqiiqada 2-aad: Filimkaan bilawgiisa magaca Deepika ayaa soo hor qormaayo halka SRK kadib lasoo qoraayo waxaana nidaamkaas sameeyay SRK asigoo kaga dan lahaa in dumarka Hindiya awood la siiyo madaama meel walbo lagu liido.

Xaqiiqada 3-aad: Chennai Express wuxuu ahaa filimkii ugu horeeyay ee Rohit Shetty sameeya kaasi oo aan Ajay Devgn hogaamiye ka ahayn.

Xaqiiqada 4-aad: Buundada Rahul (SRK) uu kula kulmaayo Deepika aabaheed marka ugu horeyso waa buuno loo dhisay filimkaan duubistiisa kadibna markii shaqadiisa dhamaatay la bur buriyay, madaama ay ka sameesneyd walxo loogu tala galay kaliya in filim lagu duubo oo aalada VFX lagu qurxiyay.

Xaqiiqada 5-aad: SRK si rasmi ah ayuu Deepika u xambaarsaday asigoo la socday 300-talaabo jaraanjar ama salaam la kraayo marka menderka loo socdo!

Xaqiiqada 6-aad: Chennai Express waxaa tiyaatarada la saaray Eid 2013 wuxuuna jebiyay iskoorkii u yiilay filimka 3 Idiots mudo 4-sano ah, madaama 3 Idiots 202 Crore keenay sanadii 2009 waxaana iskoorkaan dhaafay Chenna Express oo keenay 208 Crore.

Xaqiiqada 7-aad: Sathyaraj oo filimkaan ku jilaayo Deepika aabaheed waa Katappa ama filimka Baahubali 2 ninka dilaayo Prabhas (Baahubali) sidoo kalena ah abaan duuliha ciidanka boqortooyada.

Dhamaad,

Waad Ku Mahad santahay Aqriskaaga,

Filimada Aan Horey Xaqiiqooyinkooda Kaga Soo Hadalnay Fadlan Hoos Kaga Bogo:

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Qayamat Se Qayamat Tak RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hum Aapke Hain Koun..! Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Krishna Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hungama Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Mujhse Shaadi Karogi Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Sigham Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Qayamat Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Dulhe Raja Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Garv Fadlan RIIX HALKAAN

WARAR DHEERAAD AH:

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Kal Ho Naa Ho Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Bol Bachchan Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Daraad Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Humraaz Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Krrish Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Lakshya Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Awara Paagal Deewana Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ghulam Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hum Dil De Chuke Sanam Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Aatish Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Lagaan Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Gadar Ek Prem Katha Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Border Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Pyaar To Hona Hi Tha Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Kaho Naa… Pyaar Hai Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Main Hoon Na Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Jaani Dushman Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Wanted Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Mann Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ajnabee Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar ah Filimka No Entry Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Mohabbatein Fadlan RIIX HALKAAN

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video