Big News: Ranveer Singh Iyo Oo Dib U Sameyn Doonan Filimka Weyn Ee Temper

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Jilaaga la wada jacel yahay Ranveer Singh waxaa hori shaaca looga qaaday inuu sameyn doono filim sameeye Rohit Shetty filimkiisa xiga.

Haddaba maanta waxaa la shaaciyay ama la hadal heeya in filim sameeye Rohit Shetty iyo Ranveer Singh dib u sameyn doonan filimka weyn ee Tepmper oo JR NTR iyo Kajal Aggarwal hogaamiyaal ka ahaayeen.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka Tepmer waxaa la daawaday sanadii 2015 wuxuuna ka mid filimada ugu weyn ee sanadkaas koonfur Hindiya sameeyaan waana filim sheekadiisa si weyn loo soo dhaweeyay halka amaan weyn uu ku helay JR NTR waxaana director ka ahaa Puri Jagannadh.

Dhinaca shaqada Ranveer Singh wuxuu ku mashquulsan yahay Sanjay Leela Bhansali filimkiisa xiga ee Padmavati, sidoo kale wuxuu goor dhow bilaabi doona duubista filimka Zoya Akhtar Gully Boys ee la jili doonto Alia Bhatt.

Haddaba Aqriste Ranveer Singh Ma U Cadaalada Fali Doona Dib U Sameynta Filimka Temper Oo Amaan Weyn Ku Helay JR NTR..

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. m.guursade says:

    Ha dabcan RAVER SINNGH waa ka run sheegi kara doorkii NTR JR lkn zxp AADAN sow atariisho koowaad kama aha quruxleyda koonfur hindiya ee TAMMANNA BHTIA.?

  2. bade says:

    Ani ahantyda may waayo ku soo baxaya isbatore daya waayo ma laha qaabkii sheekadaa

  3. Moha says:

    Maya may ma istaahilo waayo iskuma soo baxaayaa

  4. zmart boy says:

    haa akhyaarta wuu ka soo baxyaa

  5. luqman says:

    saw ma ahan filmka gbdha LA kufsanayo 40 malmod oo afarta nin kufsanayan uu maxkamada ka dhahayo shan aya lagu kufsaday anigana kujiray film iga dheh

  6. Farrrah says:

    Walee wey cebey sanyihiin bllywdka
    Waxey bilaben iney kadaba qatabten filamada konfurta waxa iska cad ina awoda mar dhaw warejin donan wayo shekoyin mahayan




Featured Video