Rasmi: Goos Gooska Filimka Bhoomi Oo Lasoo Bandhigay Sanjay Dutt Wuu Soo Laabtay (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka Bhoomi ee Super Star Sanjay Dutt hogaamiye ka yahay.

Bhoomi waa filim uu kusoo laabanyo Baba of Bollywood oo aan mudo afar sano la imaanin filim uu hogaamiye ka yahay.

Sanjay Dutt filimka Bhoomi waxaa la jileyso Aditi Rao Haydari halka uu Director ka yahay Omung Kumar sidoo kalena Bhushan Kumar and Krishan Kumar ayaa soo saarayaal ka ah filimkaan.

WARAR DHEERAAD AH:

Sanjay Dutt waa aabo qiiro badan gabdhiisana rabo inuu u aar gudo waxaana gooskaan lagu soo bandhigay Action heer sare ah iyo dareen qiiro badan.

Bhoomi oo la daawan doono 22 September 2017 wuxuu leeyahay wax walbo oo lagu xulan karo filim aar gudasho ah loona daawan doono xiriirka adag ee aabo iyo gabadhiisa ka dhaxeeyo.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska Bhoomi ee sida weyn loola cajabay qaabka loo diyaariyay:

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. zmart boy says:

    sxpo waxn idin wey wax aad na socsiisan
    sameyntu la yimaado iyoh wax yaabah lagu arkey ee sameynta leh Saki ayaamah danbe

  2. akram says:

    Wow baba is back caruurtu haka leexato meesha sunju baba




Featured Video