Rasmi: Toilet – Ek Prem Katha Oo Gudiga Filimada Faaf Reebaan Shahaadada La Siiyay Iyo Muuqaal Hadii Laga Jaray

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet – Ek Prem Katha waxaa si rasmi ah loo hor geeyay gudiga filimada faaf reebaan oo filimkaan fariintiisa si wacan usoo dhaweeyeen.

WARAR DHEERAAD AH:

Kooxda filimka Toilet – Ek Prem Katha waxaa lagu amray 8-hadal oo filimkaan ku jiraan inay ka jaraan kuwaas oo xoogaa loo arkay inag gaf yihiin ama xasarad kicin karaan.

Toilet – Ek Prem Katha waxaa la siiyay shahaadada loo yaqaan UA certificate oo ah shahaado dadka waa weyn daawan karaan sidoo kalena caruurta da’dooda ka hooseyso 12-sano marka ay tiyaatarka soo aadayaan oo ay filimkaan daawanayaan waa inuu la socdaa waalid ama qof masuul ka ah.

Toilet – Ek Prem Katha maalinta berito ah ayaa tiyaatarada la saari doonaa waana filim weyn oo hadal heyntiisa aad u sareyso kalsooni weyna lagu qabo inuu Boxoffice-ka wacdaro ka dhigi karo kana saari karo Bollywood-ka abaarta ku habsatay.

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. nahwe says:

    Haa
    Waa sidaa
    waan sugeynaaaa….
    Flim qaali weeye

  2. cabdulahi jekey says:

    Filimka wan sugey na suu hit ka u noqdo

  3. abdalla akshay kumar says:

    hyaay

  4. cabdirashiid pertaap sing says:

    kanaan kaa aqaan waa la hadal hayn uun hal todobaad ayuu waqti haystaa wuuna guul daraysanayaa




Featured Video