Akshay, Mandhuri, Kriti, John Abraham Iyo Jilaayaasha Kale Ee Lagu Marti Qaaday Daawashada Filimka Toilet: Ek Prem Katha (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa maanta  tiyaatarada la  saaray  filimka  Toilet: Ek Prem Katha  ee  hogaamiyaal  ka  yihiin  Super Star  Akshay Kumar  Iyo  Bhumi Pednekar.

Sidaa daraadeed  kooxda  filimka  Toilet: Ek Prem Katha maal  giliyeen  Mr. Virrindra Arora,  Arjun N Kapoor  iyo Prernaa Arora  ayaa  dhigay  xaflad  yar  oo  lagu tala galay daawashada  filimka.

Waxaana lagu marti qaaday daawashada filimka qaar ka mid jilaayaasha Bollywood-ka oo ka mid ah Madhuri Dixit,  John Abraham,  Diana Penty,  Pooja Hegde,  Ayushmann Khurrana, Fatima Iyo  Sanya,  Kriti Sanon,  Vaani Kapoor, Iyo kuwa kale sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay hogaamiyaasha filimka Akshay Iyo Bhumi.

Fadlan hoos ka daawos sawirada.

WARAR DHEERAAD AH:

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. abdalla akshay kumar says:

    hmplyo daawasho wacan




Featured Video