Maanta Oo Kale Srk Seddax Filimka Ayaa Tiyaatarada Loo Saaray Iyo Natiijadooda

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star Shah Rukh Khan  maanta  oo  kale  waxaa  tiyaatarada  loo  saaray  seddax filim oo kal duwan labo ka mid ah  waxaa  la  daawaday  90-kii  halka  midka  kale  la  daawaday  2006.

Maanta oo kale 20 sano ka hor  11 August 1995  Srk waxaa tiyaatarada loo saaray  filimada  Guddu iyo Oh Darling Yeh Hai India oo  labadaba  guul  dareysteen.

Sidoo kale Srk maanta oo kale 11 August 2006  waxaa  usoo baxay  filimka  guusha u  gaaray ee  Kabhi Alvida Na Kehna ee la  jilaayaeen  Amitabh Bachchan,  Rani Mukerji,  Abishek Bachchan  iyo  Preity Zinta.

Filimka Guddu Srk waxaa la jilay Manish Koirala waxaan director ka ahaa Prem Lalwani

Filimka Guddu iyo sida uu Flop ku noqday 

Xiliga la daawaday:  11 August 1995

tiyaatarada laga daawaday:  115

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 2 crore

lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 2.54 crore crore

lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 28.90 crore

lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 4.28 crore

Tirada guud ee tikit u goosatay – 3-Milyan 121,000 q0f

lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas ma heli Karno

Saami ahaan lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen lacagaha ay ka heleen – 97.75 Lakh

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 48%

Natiijadiisa Flop

Qimeynta IMDB Rating 4.5/10

Filimka Oh Darling Yeh Hai India iyo sida uu Disaster ku noqday

Xiliga la daawaday:  11 August 1995

tiyaatarada laga daawaday:  100

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 2.25 crore

lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 1.77 crore

lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 16.54 crore

WARAR DHEERAAD AH:

lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 2.96 crore crore

Tirada guud ee tikit u goosatay – 1-Milyan 786,000 q0f

lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas ma heli Karno

Saami ahaan lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen lacagaha ay ka heleen – 60.75  Lakh

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 27%

Natiijadiisa Disaster

Qimeynta IMDB Rating 4.4

Filimka Kabhi Alvida Naa Kehna Iyo sida uu ku guuleystay

Director Karan Johar

Xiliga la daawaday 11 August 2006

tiyaatarada laga daawaday:  800

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 48 crore

lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 44  crore

lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 98.37 crore

lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 62.82 crore

Tirada guud ee tikit u goosatay – 10-Milyan 621,000 qof

lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas ma heli Karno

Saami ahaan lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen lacagaha ay ka heleen – 22.53  Crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 46%

Natiijadiisa Semi Hit

Qimeynta IMDB Rating 6.1

Dhamaad

Waadku Mahadsanatahay Aqriskaaga

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Joseph says:

    wll Aadan Muriidi
    waxa ifahansii waxaan fahmiwaayey
    kabhi alvida Naa kahna waxa lagu qarash
    gareeyey 48core waxaanu soo careeyey
    44core sami hit
    guddu waxa lagu qarash gareeyey 2core waxa uu kenay 2.54core flop
    seewax ujiraan sxb




Featured Video