Opening Day 2017: Sanadkaan Iyo Filimada Waa Weyn Sida Ay Ku Furmeen Subaxdii Hore

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Maqaalkaan Waa Mid Update Ku Sameyno Jimco Kasto Marka Filim Cusub Tiyaatarada La Saaro:

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka weyn Toilet Ek Prem Katha ayaa subaxaan tiyaatarada la saaray wuxuuna ku furmay inta u dhaxeyso 20% ilaa 25% waana bilaabasho dhex dhexaad ah marka loo fiiriyo inuu yahay filim mada daalo dhameestiran laheyn.

Filimka TEPK waxaa la rajeynaa maanta gelinka dambe inuu sare u kac xoogan sameyn karo madaama qof walbo hadal haayo in fariintiisa wanaagsan tahay.

Sida guud sanadkaan 2017 filimada waa weyn ee la daawaday iyo mid walbo sida uu ku furmay subaxdii hore fadlan hoos kaga bogo:

Box Office Opening 2017

Film Opening Note
Toilet Ek Prem Katha 20-25% Average
Jab Harry Met Sejal 35% Good
Mubarakan 15% Poor
Munna Michael 15% Poor
Jagga Jasoos 25% Poor
MOM 18% Poor
Tubelight 35% Good
Raabta 15% Poor
Sachin A Billion Dreams 30% Good
Half Girlfriend 30% Good
Hindi Medium 15% Poor
Meri Pyaari Bindu 15% Poor
Sarkar 3 10% Poor
Baahubali 2 85% Bumper
Noor 10% Poor
Begum Jaan 17% Poor
Naam Shabana 15% Poor
Phillauri 22% Average
Machine 7% Poor
Badrinth Ki Dulhania 32% Good
Commando 2 15% Poor
Rangoon 12% Poor
The Ghazi Attack 8% Poor
Jolly LLB 2 30% Average
Kaabil 25% Average
Raees 55% Excellent
OK Jaanu 20% Average

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Ismail Aamir says:

    xataa Filmka Oo Sheeko
    Ahaan liita
    SRK Awood ayuu
    u leeyahay inuu
    bad baadsadi

  2. ismaaciil Nourka says:

    Hhhhh Waayo Waa kinG of bollywood sidaas ayuu ugu badbadayaa
    akii sxipkiisow

  3. dangal - yare says:

    bolly wood way u dhamaatay
    aamir khan iska suga dheh.
    intuu film keenayo.




Featured Video