Adiga Lee Kala Saar Wiil Iyo Aabihiis: Shah Rukh Khan Iyo Wiilkiisa Aryan khan (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Dadka inta badan waxay dhahaan  Aryan khan wuxuu aad iyo aad ugu egyahay aabihiis SRK asigoo meela badan ay isaga mid yihiin.

waxay kaloo dhahaan waa SRK labaad ee mustaqbalka, hadaba marka aad fiiriso sawirka sare waa xaqiiq waad aqoonsaneysa dhanka uu SRK kaa jiro balse waxaana la dafiri karin inuu Aryan aabihiis u egyahay waliba xad dhaaf.

waxaa jiraan sawiro badan oo laga qaaday SRK iyo wiilkiisa si wada jir ah balse waxaan idiin heynaa sawiro aan badneyd kuwaaso muujinayan aabo iyo wiilkiisa sida ay isugu egyihiin.

ma noqon doona Aryan Khan SRK mustaqbalka, taasi looma maleynaayo waayo meesha kaliya ay isaga ekeen waxaa waaye dhanka dhoola cadeynta ama qosolka waayo SRK marka uu shaashada hor joogo dhoola cadeyntiisa ama qosolkiisa waa mid caan ah.

halka Aryan Khan uusan jecleen ba xataa haduu sawir galayoo inuu qoslo waana meesha ay kukala duwan yihiin wiilkaan iyo aabihiisa.

WARAR DHEERAAD AH:

 

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video