Day 2 Update: Filimka Toilet Ek Prem Katha Oo Maanta 15% Ka Wanaagsan Sidii Uu Shalay Ku Bilaawday

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha sidii la filaayay maanta si wanaagsan ayuu ku furmay wuxuuna 15% ka bilaabasho wanaagsan yahay maalintii shalay ahayd sida uu ku furmay.

WARAR DHEERAAD AH:

Toilet Ek Prem Katha wuxuu subaxaan ku furmay 35% weliba meelaha qaar 40% ayuu ku bilaawday waana aqbaar u wanaagsan Bollywood-ka oo dhan in filimkaan maalintiisa labaad si wacan ku furmo.

TEPK shalay subaxdii hore si wanaagsan kuma bilaabanin sare u kacii uu sameeyay shalay gelinkii dambe ayuu weli wadaa madaama maalintiisa labaad uu ganacsi adag ka sameenayo tiyaatarada Multiplex oo uu maalintii shalay ku liitay.

Qaabka uu maanta ku furmay waxay ka dhigan tahay ugu yaraan 14 Crore ilaa 15 Crore filimka TEPK keeni karo lacagtaas ka badan wuu keeni karaa hadii caawo fiidkii filimkaan sare u kac waali ah sameeyo.

Fikradaha Akhristayaasha (7)

  1. Asad Mohamed Ahmed says:

    mahadsanid Zakariye fadlan nala wadaaga aqbaaraadka wanaagsan e meel walba loo marinaayo madaama dadka dhan amaan kala duldhaceen misane meel kasta iyo page kasta amaantiisa lagu qoraayo fadlan xogtaas dhan noosoo gudbiya xataa Hollywood star Salma Hayek ayaa pagee-da twirerka ugu rajeysay amaan iyo guul fadlan nala wadaga mahadsanidiin

  2. tuuraq says:

    fadlan sxb daqiiqad kaste nalawadaag aqbaaradka filimkan iyo actorka aan taageeraha u ahay ee akashey kumar

  3. ibraahin baafaawi says:

    zxp zakariye filimkii mubarakan mala turjumsy

  4. abdalla akshay kumar says:

    azxpay Ana ha iga reebin .
    guul akshay kumar

  5. Ahmed Saleebaan Cali says:

    Akki Era just is beginning,

    wd dareemi karta dar dartiisa,

  6. xussien ali says:

    Sxb ana ha iga reebina igu soo dara sidoo kale okayy …i am fan of akshay kumar

  7. Akshay kumar says:

    akshay kumar waa actorka kaliya aduunka ka doortay taageero waxaan u ahay aan laqiyaasi karin waan idin baryaa meelwalbo aqbaartiisa lagu soo daawaco nala wadaaga tnx




Featured Video