Filimada Deewane Iyo Dhadkan Natajiida Ay Ka Gaareen Dhanka Boxoffice-ka

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Shalay oo kale  17 sano hor  11 August  2000  waxaa  la daawaday  filimada  Deewane  Iyo  Dhadkan oo  gudaha Soomaaliya si weyn  looga  jacel yahay.

Filimka  Deewane  waa  filim  dagaal  iyo  jaceyl  isku  jiro ah  waxaana  hogaamiye  ka  ahaa  Ajay Devgn,  Urmila Matondkar,  Iyo  Mahima Chaudary,

Dhadkan oo ahaa  filim  Jaceyl  oo  xiiso  gaar ah xambaarsan  waxaa  hogaamiye  ka  ahaa  Akshay kumar, Sunil Shetty  Iyo  Shilpa Shetty.

Haddaba maanta waxaa idin  heynaa  filimada  Deewane iyo Dhadkan  natiijada ay ka gaareen dhanka Boxoffice-ka.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Deewane iyo natiijada uu boxoffice-ka ka gaaray.

Director: Harry Baweja

Xiliga la daawaday: 11 August 2000

Tiyaatarada laga daawaday : 245

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 8.50 crore

Lacagaha nadiifka ah uu keenay 6.95 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 44.91 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 11.68 crore

Tirada guud ee Tiki u goosatay – 4-Milyan iyo 849,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ku iibsadeen – 2 crore

Saami ahaan lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 3.51 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 41%

Natiijadiisa Flop

Qiimeynta IMDB Rating 4.7

Fadlan hoos kaga bogo filimka Dhadkan iyo natiijada uu boxoffice-ka ka gaaray.

Director: Dharmesh Darshan

Xiliga la daawaday: 11 August 2000

Tiyaatarada laga daawaday : 250

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 9.50 crore

Lacagaha nadiifka ah uu keenay 14.02 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 91.82 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 23.84 crore

Tirada guud ee Tiki u goosatay – 9-Milyan iyo 914,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ku iibsadeen – 2 crore

Saami ahaan lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 7.71 crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 81%

Natiijadiisa Average

Qiimeynta IMDB Rating 6.8

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video