Hollywood Star Salma Hayek Oo Nasiib Wacan U Rajeysay Filimka Akshay Kumar Ee Toilet- Ek Prem Katha

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Akshay Kumar Iyo Bhumi Pedneker  filimkooda  Toilet- Ek Prem Katha  waxaa  tiyaatarada  la  saaray jimcadaan  aan kasoo  gudubnay.

Toilet- Ek Prem Katha   waxaa  nasiib wacan u  rajeeyay  qaar  ka  mid  ah  jilaayaasha Bollywood-ka sidoo kalena  filimkaan  amaan kala  dul  dhacay.

WARAR DHEERAAD AH:

Haddaba maanta  waxaa  filimka  Toilet- Ek Prem Katha  nasiib  wacan u  rajeeyay  Hollywood actress Salma Hayek.

Salma Hayek oo udub  dhaxaad  u  ah  awooda  dumarka ay  ku  leeyihiin  dunida  ayaa  baraha bulshada  kusoo qortay  ‘Nasiib  wacan  Akshay Kumar  filimkaaga Toilet- Ek Prem Katha  wuuna  dhamaan  doona gubashada’ hada  dumarka  kama  cabsan doonan inay aadaan musqusha”

Akshay Kumar ayaana ugu  jawabaay  Salma Hayek asigoo  ug u mahad  celiyay nasiib wacan ee filimkiis u rajeysay.
Akshay Kumar  iyo  Salma Hayek  waxay   sanadii  hore  ku wada Kulmay magaalada  Dubai  xaflada  Global Teachers Prize 2016.

Filimka TEPK waxaa director ka ah  Shree Narayan Singh sidoo kale waxaa doorar muhiim ah ku leh Anupam Kher, Divyendu Sharma iyo kuwa kale.

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Abdi says:

    Sxb Maxaad ku ilow deen Wararka Kuunfor hindiya
    Bollywood ayaad naga Dhamaan laa dhihin Caadi Iska Dhiga plz mar mar ayaa soo daysaan Maxay is dhaaay Bollywood iyo telugu ama tamil

  2. Akshay kumar says:

    bro aqbaarta lasoo daayo aqriso oo aliya adiga lacag miyaad bixisaa markaad datka aqbaarta kusoo gudbiyo aad amar sii neeysid

  3. muxamed says:

    Intaasiy jwb ugu filan saki iyo asxaabtiiysu waa caadiye adiguna qoraalkaaga caadi ka dhig

  4. muxamed says:

    Caadi waa caadi filimside

  5. muxamed says:

    Waa iska caadi ____________oo hadana waa iska caadi




Featured Video