Rasmi: Filimka Toilet Ek Prem Katha Maalintiisa Kowaad Lacagaha Uu Keenay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha maalintiisa kowaad lacagaha uu keenay shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday.

Sida Boxoffice India soo daabacday Toilet Ek Prem Katha maalintiisa kowaad wuxuu keenay 11.50 (Trde Figure) wuxuuna sare u kac sameeyay ganacsi ahaan shalay gelinka dambe.

Toilet Ek Prem Katha ganacsiga ugu wacan wuxuu ka sameeyay UP iyo Bihar halka West Bengal iyo Nizam uu ku liitay.

TEPK ganacsigiisa wuxuu ka hooseeyaa filimkii Rustom ee Akshay Kumar sameeyay soona baxay sanadkii hore xiligaan oo kale maalinta kowaad weliba Rustom waxay isku dhaceen filimka Mohenjo Daro.

Xitaa wuxuu ka bilaabasho liitaa filimka Brothers oo labo sano ka hor xiligaan oo kal la daawaday laakiin TEPK waa filim labadaas filim ka duwan madaama labadaas filim xayeysiis waali ah loo sameeyay fariintooda hab mada daalo loo dhigay.

Fadlan hoos kaga bogo filimada Akshay Kumar sameeyay 20-kii bilood ee ugu dambeesay iyo mid walbo maalinta kowaad lacagaha uu keenay:

Airlift (Jan 16) – 11.12 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Housefull 3 (Jun 16) – 15.24 crore

Rustom – (Aug 16) – 13.92 crore

Jolly LLB 2 (Feb 17) – 12.07 crore

Toilet Ek Prem Katha (Aug 17) – 11.50 crore qiyaasta xili hore.

Waxaa la wada sugi doonaa maanta oo Sabti ah sare u kaca uu TEPK sameyn karo waana filim heesto firaaqo ku filan madaama labada todobaad ee nagu soo fool leh filim weyn tiyaatarada la saari doonin.

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. abdalla akshay kumar says:

    waa sugyaa

  2. Asad Mohamed Ahmed says:

    mahadsanid Zakariye sxb qaali meelaha qaar waxay qorayaan sida Boxofficeinida inuu keenay maalintiisa koowaad 12 crore wana isku mid halka Bollywoodlife.com iyo Bollywoodhungama.com ay qorayaan in filimkaan keenay 13.10 crore waana arin wanaagsan dabcan hada rajadiisa aad ayey u wanaagsan tahay Insha’Allah guul ayaan u rajayn

  3. Asad Mohamed Ahmed says:

    Asc sxb Zakariye su’aal an ku waydiiyo waxaan Boxofficeinida ka aqristay in Toilet hadii u keeno 85-90 core uu Hit noqonayo halka uu Super Hit ku noqon karo 115-120 crore marka arinkaas noso sheeg

  4. nuuruu akki says:

    tepk collects 13.10 crores




Featured Video