Rasmi: Heesta Kowaad Filimka Poster Boys Oo Lasoo Bandhigay Elli AvrRam Oo Argagax Ku Riday Sunny, Bobby Iyo Shreyas (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka shactirada Poster Boys ee hogaamiyaasha ka yihiin Sunny Deol, Bobby Deol iyo Shreyas Talpade waxaa horey looga soo bandhigay goos goos siweyn looga helay.

Haatana waxaa laga soo bandhigay heeska kowaad filimkaan ee lagu magacaabo Kudiya Shehar Di waxaana ku luqeenayaan Daler Mehndi iyo Neha Kakkar.

WARAR DHEERAAD AH:

Laakiin heesta Kudiya Shehar Di waxaa xamaasad gaar ah u yeeshay atirishada Elli AvrRam oo argagax ku riday Sunny, Bobby iyo Shreyas ayadoo goobta la timid Dance iyo soo jiidasho gaar ah.

Filimka Poster Boys waxaa la daawan doonaa 8 bisha September nagu soo fool leh, balse hada nala daawo heeska Kudiya Shehar Di iyo Elli AvrRam wacdaraha ay dhigtay:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video