Suniel Shetty Gurigiisa Waa Goob Loo Dalxiis Tagi Karo (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywood Action Hero Suniel Shetty ayaa maalintii shalay ahayd u dabaal dagay sanad guuradiisa 56-aad wuxuuna dhashay 11 August 1961.

Suniel xaflad weyn ma uusan dhigin inta badana ma jeclo in dhalashadiisa la buun buuniyo balse shabada Daily Bhaskar ayaa sawiro kasoo bandhigtay xidigaan guriga weyn ee uu Mumbai ku leeyahay.

Suniel Shetty gurigiisa weyninka badan wuxuu leeyahay magaalada Khandala ee gobolka Maharashtra ka tirsan sidoo kalena guri kale wuxuu ku leeyahay bartamaha Mumbai.

Hadaba Suniel gurigiisa Khandala ku yaalo oo si qurux badan loo diyaariyay inta badana uu nasiino ku qaato sawiro u gaar ah fadlan hoos kaga bogo:

WARAR DHEERAAD AH:

Suniel Shetty’s Mumbai House Is No Less Than A Holiday Home! Take A Tour Inside The Splendid Mansion

Suniel Shetty’s Mumbai House Is No Less Than A Holiday Home! Take A Tour Inside The Splendid Mansion

Suniel Shetty’s Mumbai House Is No Less Than A Holiday Home! Take A Tour Inside The Splendid Mansion

Suniel Shetty’s Mumbai House Is No Less Than A Holiday Home! Take A Tour Inside The Splendid Mansion

Fikradaha Akhristayaasha (11)

  1. Qalbi holcay Qalbi holcay says:

    PPP wllhi waa guri cajiib ah
    suniel waa uhagar baxay gurigiis

  2. muxamed says:

    Waxayba ku wanaag saneyd in filimada qaar lagu duubo

  3. muxamed says:

    Tolow guryaha actorada filimada malagu duubaa walise madhacdey in actor gurigiisa hees lagu duubo sxb saki jwb waa dhankaaga

  4. amto amto says:

    walaalka blwoodka

  5. amto amto says:

    waxan kuxasuusta labada filim ee all time blockbisterka niqday ee #mohra iyo #xuduud labadaba uu dhinta waxan aad u jecelahay

  6. amto amto says:

    waxan kuxasuusta labada filim ee all time blockbisterka niqday ee #mohra iyo #xuduud labadaba uu dhinta waxan aad u jecelahay marka u#rafina kabadbaadinayo khayiminta jeelka dhexdeeda

  7. amto amto says:

    zxb #zakariye waxan kaa codsanaya inaad nooso gudbiso taariikhda boos caawiyihii khatarta ahaa ee #faraska_CAD waxa uu kijira filinka sheera ee gaalmastar waxa uu kasoo saara indhaha marka hore il markadanbe takale plz nooyarbaadh

    • Mahad Hassan says:

      Sxb jilagaas Wuu Geeriyooday Magaciisana Waa Gavin Packard Wuxuuna Caan Ku Yahay Filimadii Mohra Iyo Sheera Ee Mothun Hogaamiya Ka ahaa Waana jilaa 90 Meeyadii Bollywood-ka Caan Ka ahaa

  8. eng ibraahim says:

    wowwww

    this is hw supr atars live

  9. Daacad says:

    Woow Halyeey Sare Caadi Ma ahan Sunnie Gurigiisa




Featured Video