Suniel Shetty Oo Amaan Kala Dul Dhacay Akshay Kumar Filimkiisa Toilet Ek Prem Katha

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ruug cadaa Suniel Shetty ayaa baraha bulshada ku amaanay saaxiibkiis Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha oo maalintii shalay ahayd tiyaatarada la saarin.

WARAR DHEERAAD AH:

Suniel oo loogu yeero walaalka Bollywood-ka (Anna Of Bollywood) ayaa ka hadlay saameynta filimka Toilet Ek Prem Katha oo la yimid.

Suniel bartiisa Twitter-ka wuxuu kusoo qoray “Akki jilaa ahaan waad kortay, sidoo kalena dooqyada filimada aad sameysid waa cajiib!, dhab ahaantii dhamaanteena waad na dhiiri galisaa, nasiib wacan midka ugu sareeyo ayaan kuu rajeynaa adiga iyo filimka TEPK”

Suniel Shetty waxaa u diyaarsan filimka A Genlteman ee Siddharth Malhotra hogaamiye ka yahay asigoo door xumaan ah ku jilaayo wuxuuna filim jilista kusoo laabtay mudo sedex sano iyo bar kadib waxaana la daawan doonaa filimkaan 25-ka bishan August.

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. abdalla akshay kumar says:

    thanks




Featured Video