Wiil Iyo Aabihiis: Dharmendra Iyo Bobby Deol Oo Duubis Ku Bilaaweyn Filimka Yamla Pagla Deewana 3!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Sunny Deol. Bobby Deol iyo waliba aabahood Legend Dharmendra ayaa markale shaashada kusoo laaban doonan ayagoo markaan wata Yamla Pagla Deewana 3.

hadaba warka cusub ayaa wuxuu yahay in filimkaan Yamla Pagla Deewana-Phir Se isla maanta duubis lagu bilaaway balse Sunny Deol majoogin goobta.

WARAR DHEERAAD AH:

sawirkii ugu horeyay ayaa maanta laga soo qaaday waxaana baraha bulshada soodhigay sawirka kor idiin kaga muuqda Bobby Deol asigoo soo raaciyay qoraalka ah,” Yamla iyo Deewana waxay sugooyaan Pagla (Sunny Deol) oo ka maqan si ay u duubaan taxanaha YPD, waxaan rajeynayaa inuu noqdo mid heersare ah taxanahan qeybtiisa sedexaad waana ku duuceysanaa.”

Sunny Deol waxaa lashegay inuu kumashquulsanyahay filimka wiilkiisa Karan kusoo gali lahaa Bollywoodka maadama uu filimkaas asiga Director ka yahay sidaa darted maanta kama uusan soo qeybgalin duubistan balse goordhow inuu kusoo biira la rajeynaa.

dhan kale waxaa lashegay in filimkaan oo uu Dharmendra hogaaminayo sido kalena wiilashiisa Sunny Deol iyo Bobby Deol na ay kuweheliyaan la shegay inee kusoo biiri doonto atariishada Kajal Aggrawal ayadoo atariisho unoqoneysa Bobby Deol.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video