Arjun Rampal Oo Ka Hadlay Kulankii Uu La Qaatay Gaangester Arjun Gawli Ee Noloshiisa Filimka Daddy Ku Jilaayo

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Arjun Rampal waxaa u diyaarsan filimka Daddy ee nolosha gaangester-kii Arjun Gawli looga hadlaayo lana daawan doono 8 bisha September ee nagu soo fool leh.

WARAR DHEERAAD AH:

Hadaba Arjun ayaa shaaca ka qaaday inuu kulan la qaatay gangster-kii hore Arjun Gawli ka hor inta uusan duubista filimka Daddy bilaaban madaama filimkaan Arjun Gawli looga hadlaayo.

Arjun Gawli 80-maadkii wuxuu ahaa gaangester caan ah oo markii dambe siyaasi isku badalay iyo heerkii noloshiisa ay soo martay xabsigii uu galay, rafaadkii uu kasoo gudbay iyo arimo kale.

Arjun Rampal ayaa sheegay inuu sameynta filimka Daddy waaya aragnimo ka badan helay sidoo kalena uu wax badan ka fahmay noloshii Arjun Gawli heerarka ay soo martay kuna kalsoon yahay in daawadayaasha fariinta Daddy soo dhaweyn doonaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video