Day 3 Morning Update: Toilet Ek Prem Katha Iska Ilaaw Sabtigii Maanta Oo Axad Ah Siweyn Ayuu Ku Bilaawday!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha ganacsi adag ayuu Sabtigii sameeyay ama maalintiisii labaad taasi oo xaqiijisay in filimkaan guul weyn gaari doono.

Laakiin maanta oo Axad ah ayuu filimkaan heerkii ugu sareeyay ku furmay asigoo subaxdii hore xiliga Hindiya ku bilaawday 45% ilaa 50%.

Aan dib idiin xasuusino TEPK wuxuu Jimcadii ku furmay 25% kadibna sare ayuu u kacay wuxuuna keenay 11.71 Crore sidoo kalena Sabtigii wuxuu ku furmay 35% ilaa 40% kadib sare ayuu isii kacay wuxuuna keenay 17 Crore.

Sidaa darteed maanta heerkii ugu sareesay ayuu ku bilaawday wax walbo ayaa laga filan karaa waxaaba macquul ah inuu 20 Crore gaaro ama dhaafo!

WARAR DHEERAAD AH:

TEPK inuu fiican yahay dadka oo dhan ayaa isku sheeg sheegayaan waxaana hubaal ah inuu Big Hit noqon doono marka laga cabir qaato sida uu ku socdo.

Sadaashii hore waxay ahayd TEPK in sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso 40 Crore keeni doono laakiin hada 50 Crore wuu gaari doonaa hubaal sidoo kalena todobaadkiisa kowaad 90 Crore inuu keeni doono ayay u badan tahay.

Aqrisrayaal xasuusnaada Talaadada waa maalinta xurnimada Hindiya (15 August Independence Day) waana mid ka mid ah fasaxyada ugu weyn ee Hindiya ka jiraan waana hubaal in maalintaas TEPK ganacsi kale oo waali ah sameyn doono.

Wax walbo sida la rabo ayay ku socdaan weliba kooxda filimkaan cajaladihiisa 52 Crore ku iibsadeen lacagtooda lafaha ah si dhaqsi ah ayay ku heli doonaan marka uu 105 Crore gaaro kadibna macaash weyn ayaa u bilaaban doono.

Akshay Kumar taageerayaashiisa xaq bey u leeyihiin inay dhahaan xiligeena ayaa la joogaa Bollywood-kana anaga ayaa bad baadinay…………………….

Fikradaha Akhristayaasha (13)

  1. nahwe says:

    Akshay kumar
    Waa xidiega bollywood ka
    Guul …
    Waan ugaan inuu
    LA iman doono flim
    Bolckmaster ah ……..

  2. nahwe.. says:

    Zhpo
    Sakarye ma
    LAga yabaa
    Inuu bolckmaster
    Noqdo Ek prem….

    • Zakarie Abdi says:

      Waa macquul wax kastana meesha lagama saari karo madaama labo todobaad nadiif ah uu heesto sidoo kalena wax loolan ah la kulmi doonin…

  3. zaki boy says:

    inkastoo an lagu dag dagi karin inu blockbuster noqon karo.. hadane filimkan wuxuu tiigsanaaa meel fog waa ladhihi karaa so ma ahan mr zakariye …akshay kumar guul wacan …..

  4. bile cade says:

    WAAW AKSHAY KUMAR WUU TALAABSADAY HEER WUXU MARAA FANKA HINDIYA BADBAADIYO BEST ACTOR IGA DHEH SXB ZAKARIA ABDI AKSHAY IYO SRK YAA AWOOD BADAN XILIGAAN ACTOR AHAAN IYO BOXOFFICE AHAAN ADO RALI AH

    • Zakarie Abdi says:

      Waa xili hore in lagu deg dego arinkaas laakiin hadii TEPK noqdo Blockbuster weyn waa hubaal in Akshay noqon doono atooraha sedexaad eee Bollywood-ka xiligaan ugu awooda badan asigoo horey Hrithik kaga soo talaabsaday hadana wuu ka talaabsan karaa SRK.
      Laakiin mid xasuusnaaw waa xiligaan la joogo ayuu ka awood badin karaa SRK laakiin sida guud markii la dhaho SRK ayaa in badan awood badan.

  5. bile cade says:

    THANKS MR ZAKARIA JAWAAB FICAN AYAD NAGA SIISAY WAXAN KA FAHMAY IN XILIGAN AKSHAY AWOOD BADAN YAHAY XILIGI HORENA SRK KA AWOOD BADNAA WALIBA SI AAD AH

  6. nahwe.. says:

    Thanks
    Zhpo
    Sakariye
    Waad ku mahsan tahy
    Sida wngsn eed
    Noogu soo gudbineyso
    Warbixinta filmkan
    ……allah yaxfudka……..
    Halkaas nooga sii wad.

  7. Big actor(AAMIR-KHAN) says:

    Khiladiyon_ka_khiladi

    Hawada_sare_ayuu_marayaa
    Meesha_uu_srk_bollywood_ka
    Sumcadooda_soo_celin_waayay
    Oo-uu-akshey_kumar
    Soo_celiyay_waa darajo_iyo-guul_iyo_waliba_jaanis_uu_helay
    Biri_ka_maalina_uu_ku_faani_doonoHappy New Year

  8. abdalla akshay kumar says:

    akshay kumar wan kafilayay Sidn hhhhhh.
    flop kumar intaad dhahaysaan bad ku mashquulyaaa.
    Waad aragtaa in uu fanka hindia badbaadiyay .
    oo asoogood latartama yiri.
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.
    sharkhn flop lawregaya hhhhh.
    akshay kumar guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  9. qasim says:

    kkkkkkkkkkkkk flop kumar filimkiisa ugu lacagta badan intuu ku jiray Bollywood waa 130cr naga dhaafa xayeysiisnta waligiis intuu noolaa 1 Blockbuster ayuu keenay markaas ayaad wax weeyn nooga dhigeeysaan xitaa waligiis ma keenin hal maalin lacag dhan 20cr

  10. xussien ali says:

    Woow waxaasaa lagaa dhahaa best actor markii laguu baahnaa ayaad timid waku kaa yaa actor of comedy




Featured Video