Fardeen Khan Oo Sawirka Ugu Horeeyay Kasoo Bandhigay Wiilkiisa Azarius

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaan maalintii shalay ahayd idinla wadaagnay in jilaaga caanka ah Fardeen Khan iyo xaaskiisa Natasha noloshoosa kusoo biiray wiil loo bixiyay Azarius.

WARAR DHEERAAD AH:

Maantana Fardeen Khan wuxuu baraha bulshada soo dhigay sawirka kowaad wiilkiisa Azarius wuxuuna soo raacsiiyay qoraalkaan “Waad ku mahad santahay fariimaha hambalyada oo aad noo soo dirteen, dhamaanteen nasiib wacan ayaan idiin rajeyneynaa aniga, Natasha, Diana iyo Azarius”

Fardeen Khan iyo Natasha waxaa horey ugu joogtay gabbar yar oo sedex jir ah laguna magacaabo Diana haatana wiil yar oo loo bixiyay Azarius  ayaa qoyskaan caanka ah noloshooda kusoo biiray.

Dhinaca shaqada Fardeen Khan dhawaan wuxuu sheegay inuu dib usoo laaban doono sanadihii ugu dambeeyana saaxada kaga maqnaa inuu qoyskiisa waqti la qaato.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. khiladion says:

    toilet ek qiimaYnta sheekadiisa intee lasiiYaY zkrie

  2. bile cade says:

    waxaa la siiyay 7.9 imbd




Featured Video