Waligaa Ma Aragtay Akshay Kumar Oo Cunto Karinaayo, Hadaba Lakulan Akki Iyo Wiilkiisa Aarav!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Super Star Akshay Kumar ayaa kuguda jira fasax isbuuca dhamaadkiisa sidaa awged maanta oo axad ah Akki iyo wiilkiisa Aarav ayaa jikada ama kushiinka ku qoran maadama ay dabaaldag ku guda jiraan.

WARAR DHEERAAD AH:

taariikh ahaan marka la fiiriyo Akki howlahan cunta karinta ama ka adeegideeda horey ayuu usoo maray marka bilawga noloshiisa loo fiiriyo taasina waan wada ognahay, hadaba Twinkle Khanna oo ah xaaska Akki ayaa sawirkaan kor idiin kaga muuqda barteeda Instagramka soo dhigtay ayadoo sheegtay in ay tabobar fiican siisay wiil iyo aabihiis.

hadalkii Twinkle ay dhahday waxaa kamid ahaa,”aabo iyo wiilkiisa waxay ku mashquulsanyihiin inee inoo kariyaan cunto aad umacaan si aan caawa ugu casheyno aadbaan u tababaray wiilasheyda, cuno wanaagsan.”

dhanka kale Akki waxaa tiyaatarada loo saaray filimkiisa Toilet:Ek Prem Katha kaaso ganacsi waali ah wado maalmihiisa ugu horeyay waxaana la dhihi karaa waqtigii loo baahnaa ayuu garab qabtaya Akki Bollywoodka.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video