Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimkii Bollywood-ka Qaabka Ay U Fikiraan Badalay Koi… Mil Gaya

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

14-sano ka hor Director Rakesh Roshan wuxuu sameeyay filimkii qayaaliga seyniska ka hadlaayay Koi… Mil Gaya kaasi oo badalay qaabka ay Bollywood-ka u fikiraan.

Rakesh Roshan wuxuu filimkaan hogaamiye kaga dhigay Hrithik Roshan asigoo Koi… Mil Gaya noqday filim Classic ah oo Super Hit weyn noqday sidoo kalena abaal marino badan lagu qaatay.

Fadlan hoos kaga bogo xaqiiqooyin u gaar ah filimka Koi… Mil Gaya:

Xaqiiqada 1-aad: Koi… Mil Gaya waa filimkii ugu horeeyay ee fariinta qayaaliga Seysniska lagu soo bandhigo laga dhigo fariin mada daalo wacan leh.

Xaqiiqada 2-aad: Aishwarya Rai ayaa markii hore lala rabay atirisho kowaad inay filimkaan ka noqoto balse Preity Zinta ayaa doorka Nisha calfatay.

Xaqiiqada 3-aad: Hrithik Roshan wuxuu noqday atoorihii ugu horeeyay ee isku qaato labada bilad Best Actor Crictics’ iyo ‘Best Actor’ ee shirkada Filmfare Awards bixiso hal sano gudaheeda.

Hrithik kadib waxaa isku qaatay labadaan biladood Amitabh Bachchan oo lagu siiyay filimkii Black sanadii 2005 soo baxay.

Xaqiiqada 4-aad: Hrithik Roshan doorkiisa Rohit aabihiis wuxuu ku dhimanaa shil baabuur sidoo kalena hooyadiis dhaawac ayaa soo gaarayo, laakiin arinkaan si xaqiiqo ah Preity Zinta ayay ugu dhacday madaama ayadoo yar oo 13-jir aabaheed shil baabuur ku dhintay halka hooyadeed dhaawac soo gaaray!

Xaqiiqada 5-aad: Hrithik Roshan doorkiisa Rohit ee aan caqli ku filan laheyd ookiyaalaha uu wato filimkaan waa midka uu watay Raj-kii xaragada badnaa ee filimka “Kaho Na Pyaar Hai”!

Micnaha reer Roshan ookiyaalihii Hrithik Roshan “Kaho Na Pyaar Hai” ku jilay meel ayay dhigeen kadiba waxay u adeegsadeen Koi Mil Gaya.

Xaqiiqada 6-aad: Rekha ayaa si kulul u dharbaaxday Hrithik Roshan marka uu ku cayaarayo kumbuyuutarka aabihiis ka geeriyooday, laakiin lama filaan ayay ku noqotay HR in si xanuun badan Rekha u dharbaaxday!

Xaqiiqada 7-aad: Dhamaadka filimkaan marka duubayay Hrithik waxaa booday muruq dhanka qoorta ah, sidaa darteed maalmo badan ayaa qoorta loo masaajeenayay si qoortiisa xarakaad u sameyn karto.

Xaqiiqada 8-aaad: Jaadu waxaa matalay jilaaga lagu magacaabo Chhote Ustad oo kasoo muuqday filimo kala duwan  Nagina (1986), Keemat: They Are Back (1998) and Rang(1993) iyo kuwo kale.

Wuxuuna filimkaan ku matalay doorka Jaadu asigoo madaxa loo galiyay muuqaalka Jaadu loo sameeyay balse waxba uma jeedin ama waxba ma arkin markii madaxa loo galiyay muuqaalka Jaadu loo sameeyay.

Related image

Xaqiiqada 9-aad: Director Rakesh Roshan ayaa ka dalbaday Rishi Kapoor iyo Anil Kapoor inay Hrithik Roshan filimkaan aabihiis ku matalaan, laakiin Rishi ayaa Rakesh Roshan u sheegay inuu isaga doorkaas matalo sidaas ayuuna ku matalay Hrithik aabihiis.

Xaqiiqada 10-aad: Madaama Koi Mil Gaya uu watay fariin ku cusub Bollywood-ka waxay reer Roshan ku casuumeen daawashada filimkaan Ra’iisul Wasaarihii hore Hindiya Atal Bihari Vajpayee, kaasi oo filimkaan daawaday asigoo tiyaatarada la saarin amaan weyna kala dul dhacay bandhiga uu sameeyay Hrithik Roshan jiliin ahaan.

Xaqiiqada 11-aad: Marka kowaad ee mashruucaan lagu dhawaaqay sameyntiisa wuxuu watay magaca Koi Aap Jaisa, laakiin gadaal ayaa Koi Mil Gaya looga bixiyay.

Xaqiiqada 12-aad: Doorka Jaadoo wuxuu noqday dunida oo dhan caan ka noqday sidoo kalena waxaa la sameeyay musal sal ama taxane hirgalay oo loo bixiyay magaca J bole toh Jadoo.

Xaqiiqada 13-aad: Rekha markii hore wey ka madax adeegtay inay Hrithik hooyadiis filimkaan ku matasho laakiin markii Rakesh Roshan xafiiskiisa ugu yeeray sheekadana ay aqrisatay si dhaqsi ah ayay ku aqbashay sameynta doorkaan caanka noqday.

Xaqiiqada 14: Filimka Koi Mil Gaya waxaa lagu qaatay 5-Film Fare Awards ah, 3-National Film Awards ah iyo 5-Screen Awards iyo sida loogu qaatay hoos kaga bogo:

Dhamaad,

Waad Ku Mahad santahay Aqriskaaga,

Filimada Aan Horey Xaqiiqooyinkooda Kaga Soo Hadalnay Fadlan Hoos Kaga Bogo:

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Qayamat Chennai Express RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Qayamat Se Qayamat Tak RIIX HALKAAN

WARAR DHEERAAD AH:

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hum Aapke Hain Koun..! Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Krishna Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hungama Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Mujhse Shaadi Karogi Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Sigham Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Qayamat Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Dulhe Raja Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Garv Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Kal Ho Naa Ho Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Bol Bachchan Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Daraad Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Humraaz Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Krrish Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Lakshya Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Awara Paagal Deewana Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ghulam Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hum Dil De Chuke Sanam Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Aatish Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Lagaan Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Gadar Ek Prem Katha Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Border Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Pyaar To Hona Hi Tha Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Kaho Naa… Pyaar Hai Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Main Hoon Na Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Jaani Dushman Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Wanted Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Mann Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ajnabee Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar ah Filimka No Entry Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Mohabbatein Fadlan RIIX HALKAAN

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. maxamed cumar says:

    szb waxan idinka codsan lahaa xaqiiqooyinka ugaarka ah filimka pk

  2. Abdale A dareewal says:

    Ad Bad u mhdsan thy Sxb
    Wxan idinka codsan kites xaqijoyin kisa

  3. khiladion says:

    mhdsnd zhp Anna wxn codsan lahaa xqiiqoYinka filimka
    Rowdy Rathore

  4. amto amto says:

    zakaria zxb filinka mohra nooso gudbi

  5. hrithik roshan fans says:

    zxp waxad noso daysan filimka dhoom2




Featured Video