Home » 2017 » October

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Betaabi Ee Chandrachur Singh Iyo Arshad Warsi Wacdaraha Ka Dhigeen(Codsi Aqriste)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Betaabi waa mid kamid ah aflaamta jaceylka ee ay Bollywoodka sameyaan filimkaan waxaa markii labaad  shaashada kasoo wada muuqdeen atoorayasha kala ah Arshad Warsi iyo Chandrachur Singhkadib filimka Tere Mere Sapne waxaana kula weheliyaan atariishoyinka kala ah Anjala Zaveri iyo Mayuri Kango. Taariikhada la daawaday filimkaan: 5 Sep 1997…

7-Oraah Oo John Abraham Laga Diiwaan Galiyay Kuwaas Oo Dad Badan Dhiiri Galin U Noqon Karaan

7-Oraah Oo John Abraham Laga Diiwaan Galiyay Kuwaas Oo Dad Badan Dhiiri Galin U Noqon Karaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Macho Man ama Murqaaniga Bollywood-ka John Abraham sida uu muuqaal ahaan u ad adag yahay qalbigiisa uma adko. Atoorahan isku filnaansho gaaray sidoo kalena filimada qaar isaga maal gashto ayaa ka hadlay xiliyo kala duwan arimo isaga u gaar ah iyo waxyaabo ku xeen daaban koonka aan ku nool…

Aamir Khan Oo La Yaabay Ka Dib Filimkiisa Qayamat Se Qayamat Tak Markuu Garaacay Filimka Dangal Noqdayna Dooqa Taagerayaasha Gudaha Hindiya

Aamir Khan Oo La Yaabay Ka Dib Filimkiisa Qayamat Se Qayamat Tak Markuu Garaacay Filimka Dangal Noqdayna Dooqa Taagerayaasha Gudaha Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Bollywoodlife ayaa qabatay codeyn ku aadan taagerayaasha Gudaha inay u codeeyaan filimka ugu wanaaagsan ee aamir Khan Sameeyay 20-filima ayayn usoo bandhigeen. Waxaana layaab noqatay in filimka Qayamat Se Qayamat Tak kaalinta koowaad galay sido kale garaacay filimaanta 3 Idiots, Dangal Pk Raja Hindustani iyo Dil Chahta Hai Qayaamat Se Qayaamat tak waa filimka uu…

Priyanka Chopra: Aniga Ma Ahi Qof Jaceyl Raadis Ah Oo Guur Baadigoob Ugu Jirto!!

Priyanka Chopra: Aniga Ma Ahi Qof Jaceyl Raadis Ah Oo Guur Baadigoob Ugu Jirto!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

xidigtaan ayaa sheegtay in calafka iyo qadarta ay meeshe geeyso sugeyso balse aysan aheen qof howshaa hada ku mashquulsan, atarishada oo wareysi lalayeelanayey aya sidaa cadeysay. wararka ayaana waxay sheegeen in xidigtaani aaminsantahay in waxwalbo oo dhacayo ayba qoranyihiin, helista jaceylkeedana ay tahay wax calaf udhacaayo. “Anigu ma ahi qof…

Rasmi: SPYder oo tiyaatarada ka dagay ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal qasaaro taariikhi ah ayuu Mahesh Babu la kulmay!

Rasmi: SPYder oo tiyaatarada ka dagay ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal qasaaro taariikhi ah ayuu Mahesh Babu la kulmay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Suldaan Mahesh Babu filimkiisa SPYder ayaa si rasmi ah tiyaatarada kaga dagay waxaana lasoo bandhigay ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal. Filimka SPYder wuxuu soo xareeyay 93 Crore (Worldwide Gross) ganacsigiisa isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka waxaana saami ahaan laga helay 49.40 Crore (Distributor’s Share). SPYder natiijo ahaan wuxuu noqday Double Disaster waxayna la kulmeen…

Ma Ogtahay In Akshay Kumar Oo Maal Galiyay Musal Salka Caanka Ah Jamai Raja

Ma Ogtahay In Akshay Kumar Oo Maal Galiyay Musal Salka Caanka Ah Jamai Raja

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar waa atoore fanka Hindiya maqaam sare ka gaaray sidoo kalena guusha u saaxiib ah xiligaana awoodiisa heerkii ugu sareesay taagan tahay. Balse aqriste Ma Ogtahay in Akshay Kumar uu maal galiyay ama soo saare ka yahay musal salka caanka ah Jamai Raja oo ay Soomaalida u taqaan “Wiilkii…

Neetu Kapoor Oo Ka Hadleeso Kareena Waxay Tiri “Kareena Kapoor Khan Waa Rockstar

Neetu Kapoor Oo Ka Hadleeso Kareena Waxay Tiri “Kareena Kapoor Khan Waa Rockstar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kareena Kapoor Khan waxey bishii Mar ee sanadkaan wacdaro ka dhigtey xaflada Zee Cine Awards. Kareena ayaa bandhigeeda ciyaaraha aad lowada sugaye uurkeda ka gadaal. Waxa kamid ah aayadeda/eedadeeda Neetu Kapoor dadka ku rayaaqey ciyaarta ey soo bandhigtey Kareena. Neetu oo ah hooyada Ranbir Kapoor ayaa sheegtey iney aad ugu…

Super Hero Hrithik Roshan “Lacag Ma Ahan Waxa Ugu Weyn Ee I Dhiiri Galin Karo”

Super Hero Hrithik Roshan “Lacag Ma Ahan Waxa Ugu Weyn Ee I Dhiiri Galin Karo”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Super Star Hrithik Roshan oo fanka maqaam sare ka gaaray sidoo kalena magaciisa daafaha caalamka ku baahay ayaa sheegay in lacag aysan ahayn waxa marwalbo isaga dhiiri galiyo. Wuxuuna Hrithik ka dhawaajiyay lacag walbo ee uu kasbado inuu diyaar u yahay dib ugu celinta bulshada qaybaheeda kala duwan si…

Marka Ay Dhacday Atirishooyinka Bollywood-ka Inay Filimada Ku Matalaan Kuwo Jirkooda Ka Ganacsadaan (Hooker)

Marka Ay Dhacday Atirishooyinka Bollywood-ka Inay Filimada Ku Matalaan Kuwo Jirkooda Ka Ganacsadaan (Hooker)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Vidya Balan ayaa hadal heyn xoogan abuurtay kadib markii aragti kowaad laga soo bandhigay filimkeeda Begum Jaan oo ay hogaamiye ka taheyd kaaso la daawaday 14 Apr ee sanadkaan 2017.. Hadaba waxaa dib loo eegay filimadii kala duwanaa oo ay atirishooyinka Bollywood-ka ku mataleen doorkaan dhibka badan iyo mid…

Kim Kardashian Ayaa U jawaabtey Dadka Iyada Neceb: Midkane Gacan Ku Samees Miyaa?

Kim Kardashian Ayaa U jawaabtey Dadka Iyada Neceb: Midkane Gacan Ku Samees Miyaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kim Kardashian aya baraha bulshada kusoo laa waatey mudo dheer kadib dhacdadii weerarka tuugada hubeesned ugesteen bishaan oo kale Oct sanadkii hore. 37 jirtaan hooyada lawada caruur heysato aya lagu yaqaana iney marwalbo sawiradeeda soo dhigto baraha bulshada Facebook iyo Instagram. Kim Kardarshian ayaa jawaab ka bixiyey eedeymaha lala xariirinayo…

Page 1 of 87123Next ›Last »