Home » 2017 » November

Waa Tuma Atiriishada Laadar Ka Noqon Doonta Filimka Alia Bhatt Iyo Ranbir Kapoor Ee Brahmastra

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mashruuca xiga ee Karan Johar kaaso lagu magacaabo Brahmastra waxaa hogaamiyaal ka noqon doonaan Amitabh Bachchan, Ranbir Kapoor iyo Ali Bhatt waana mashruuc weyn oo la shegay in lagu qarash gareyn doono in ka badan 150 Crore. Hadaba filimkaan ayaa waxaa in badan lo raadinaayey doorka laadarnimada qofka loo dhiibi…

Sawiro: Salman Khan Oo Ku Wajahan Delhi Halka Saaxiibtisa Iulia Vantur Ay Weheliso Balse Maxay Ka Doonen!!

Sawiro: Salman Khan Oo Ku Wajahan Delhi Halka Saaxiibtisa Iulia Vantur Ay Weheliso Balse Maxay Ka Doonen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa maalmahan mashquul weyn heesto maadama uu howlo badan uu isku dul wado xidigaan. wuxuu maalmahan ka qeyb galaayey xaflada sanadlaha loogu dabaal dago aflaamta taaso loo qabtay xaflada lagu soo xiraayey hadaba Sallu ayaa ka qeyb qaatay xafladaan weyn. howsha intaas kuma eka filimkiisa Tiger…

WHAT! Akshay Kumar Filimkiisa Kesari Waxaa Action-kiis Sameyn Doona Lawrence Woodward! Waa Kuma

WHAT! Akshay Kumar Filimkiisa Kesari Waxaa Action-kiis Sameyn Doona Lawrence Woodward! Waa Kuma

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar iyo filim sameeye Karan Johar Waxay la imaan doonan filimka Kesari oo looga hadlaayo dagaalka taariikhiga ah ee lagu magac daray Battle of Saragarhi. Filimka Kesari waxaa maal gilinaayo Karan johar shirkadiisa Dharma Productions, halka director uu ka yahay filim sameeyaha Punjab-ka ah Anurag Singh. Haddaba…

Ma Ogtahy In Filimsameye Sanjay Leela Bhansali Dunida Ugu Jecelyahay Filimka Mughal- E-Azam Ee Dilip Kumar Jilay (waa sababta filimada boqortoyada usameyo)

Ma Ogtahy In Filimsameye Sanjay Leela Bhansali Dunida Ugu Jecelyahay Filimka Mughal- E-Azam Ee Dilip Kumar Jilay (waa sababta filimada boqortoyada usameyo)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Sanjay Leela Bhansali waa mid kamid ah filimsameyasha ugu fiican ee abid India soo mareen, xidigaan waa shaqsi u saaxiib ah fariin waaqici ah inuu la yimaado. Bhansali wuxuu sameyay aflaam India oo dhan gilgileen sheeko ahaan aad iyo aadna ilaa maantada loo jecelyahay, waxaana tusaale kuugu filan filimadiisa…

Maxaa Atooraha Riteish Deshmukh Daba Dhigay Xidigaha Kala Ah SRK Iyo Big B Wax Badan Ka Ogow!!

Maxaa Atooraha Riteish Deshmukh Daba Dhigay Xidigaha Kala Ah SRK Iyo Big B Wax Badan Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Riteish waa atoore looga haray dhanka shactirada kuna caan baxay filimada Comedy ga tan iyo markii uu fanka kusoo biiray. Aflaamta uu wacdaraha ka dhigay xidigaan wax lasoo koobi karo ma aha waxaa kamid ah hadaan qaar ka  mid ah soo qaadano aflaamtas, taxanaha filimada Masti, Dhamaal, Houseful iyo kuwa kaloo badan. Hadaba…

10-Jilaa Bollywood-ka Iyo Hollywood-ka Ka Tirsan Oo guursaday qoys kasoo jeedo boqortooyo (+Sawiro)

10-Jilaa Bollywood-ka Iyo Hollywood-ka Ka Tirsan Oo guursaday qoys kasoo jeedo boqortooyo (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ka dib atariishada u dhalatay Mareykanka Meghan Markle, oo alkuntay Prince Harry ee kasoo jeedo qoyska boqortooyada ah ee dalka Wales. Haddaba waxaa idin heynaa 10 atooro iyo atariisho isugu isugu jiro oo kasoo jeedaan bollywood-ka iyo hollywood-ka kuwaas oo guursaday qoys kasoo jeedaan boqartooyo. Fadlan hoos kaga kag bogo…

Amala Paul” Waxaan U Dhimanaaya Inaan Mar Uun La Shaqeyo Mudane Ajith Kumar”

Amala Paul” Waxaan U Dhimanaaya Inaan Mar Uun La Shaqeyo Mudane Ajith Kumar”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atiriishada reer koonfur hindiya Amala Paul ayaa leh waxaan in badan doonaya oo aan u dhimayaana in aan mar uun shaashada kala soo muuqdoo Ajith Kumar. Gabadhan oo wareysi siineysay Bollywood Life ayaa arinkaan si kadis ah u sheegtay, waxaana ku farxeen kumanaan kun oo taagerayaasha Ajith ah. “Waxaan u…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 9-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 9-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 9aad. Sheekadii waxay noo mareysay qeybtii hore markuu wasiirkii ku yiri Boqor Yoonaan ninkaan Xakiim rooyaan ah hadii uu maanta kugu daaweeyay shey aad qabatay maxaa diidayo inuu barina kugu dilo sheey aad urisay??? Markaas ayuu boqor yoonaan yiri wlhi waa runtaa waana arin macquul ah, waxaana laga yaabaa…

Taxliil Ku Saabsan Halyeey Raj Kapoor Awoodiisa Boxoffice-ka (1946 – 1982)

Taxliil Ku Saabsan Halyeey Raj Kapoor Awoodiisa Boxoffice-ka (1946 – 1982)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

The greatest showman of Indian cinema halyeey Raj Kapoor waa jilaa awood ahaan aan loo dhawaan karin waqtigiisa bollywood-ka waxaana aabo u ahaa super star-ka weynaa Prithviraj Kapoor. Raj kapoor waa dadka ka danbeeyay in qoyska Kapoor noqdaan kuwa ugu awood weyn ee bollywood-ka waan aabaha dhalay Rishi Kapoor iyo…

Waa Filimkee: Filimka Akshay Kumar Uu Sida Weyn U Xiiseynaayo Inuu Mar Kale Sameeyo!

Waa Filimkee: Filimka Akshay Kumar Uu Sida Weyn U Xiiseynaayo Inuu Mar Kale Sameeyo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madadaliiyaha koowaad ee Bollywood-ka Super Star Akshay Kumar sanad walbo wuxuu diyaar u yahay inuu taageerayaashiisa qanciyo asigoo la imaado filimaan fariimo ahaan kala duwan. Akki maalmo ka hor wuxuu kusoo muuqday 48th International Film Festival of India (IFFI) oo hadalo muhiim ah ka jeediyay sida hadalada Amitabh Bachchan ku…

Page 1 of 97123Next ›Last »