Home » 2018 » March

Ma Ogtahay Kareena Kapoor Iyo Jacqueline Fernandez Inee Wada Leeyihin Hal Macalimad Ee Gym-ka Barta?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishooyinka kala ah Kareena Kapoor Khan iyo Jacqueline Fernandez waxay ka wada simanyihiin inee maalin walba u wada tagaan hal macalimad oo Gym-ka iyo jirdhiska barta taaso lagu magacaabo Namrata Purohit. Atirishooyinkan ayaa had iyo jeer jirdhis aan caadi ahen sameya ayagoo la dagaalaman baruurta, waxaana sawirada sare baraha bulshada…

22 Jilaa Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Shactirada Looga Hara Qeybtii 4aad (+Sawiro)

22 Jilaa Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Shactirada Looga Hara Qeybtii 4aad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan dib udhameestiren maqaalkeni taxanaha inoo ahaa kaso aan kaga hadleynay 22 jilaa ee Bollywoodka soo mareen kuwaso loo aqoonsaday shactirolayaasha ugu waaweyn taariikh ahaan. Waxaan maqaalkan kasoo qornay ilaa sedex qeybood haatana waxaan qoreynaa qeybtii ugu dambeysay ee ah qeybta afaraad. Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo 22-jilaa Ee Taariikh…

Sonam Kapoor Oo Beenisay In Ay Jili Doonto Ranbir Kapoor Jaceylkiisa Filmka Dutt Noloshiisa Looga Hadlaayo!!

Sonam Kapoor Oo Beenisay In Ay Jili Doonto Ranbir Kapoor Jaceylkiisa Filmka Dutt Noloshiisa Looga Hadlaayo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sonam Kapoor sanadkaan kaliya Veere Di Wedding uma soo bixi doono sido kalena waxa la daawand oono filmkeda ay doorka muhiimka ah kuleedaya ee Dutt Noloshiisa looga hadlaayo. Filmkaan waxaa Director ka ah Rajkumar Hirani halka Ranbir Kapoor jili doono nolosha Sanjay Dutt min bilaaw ilaa waqtigan la joogo. Hadaba…

Dagaal Weyn Ayaa Jidka Kusoo Jiro Bilawga Sanadka Dambe Box-officeka Waxaa Isku Dagaali Doonan Salman Khan iyo Hritik Roshan!!

Dagaal Weyn Ayaa Jidka Kusoo Jiro Bilawga Sanadka Dambe Box-officeka Waxaa Isku Dagaali Doonan Salman Khan iyo Hritik Roshan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan waxuu duubis kuwadaa filmka Race 3 isagoo kusugan Abu Dubai waxaana la rajeyna goor dhow inuu India dib ugu soo laabto kadib marka uu yimaado waxay kulmayaan Director Prabhudheva oo la wadaagi doono sheekada filmka Dabangg 3. Dabangg 3 waxaa marki hore la sheegay in bartamaha sanadkaan duubis…

Lamaanaha Ranveer Singh Iyo Deepika Padukoen Oo Shaqada Ka Nasanayaan Xanta Guurkodana Wey Bilaawatay!!

Lamaanaha Ranveer Singh Iyo Deepika Padukoen Oo Shaqada Ka Nasanayaan Xanta Guurkodana Wey Bilaawatay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mudo 5 sano ah waxaa socotay xan ah in uu xirir jaceyl ka dhaxeyo lamaanaha caanka ah ee Ranveer Singh iyo Deepika Padkunoe kuwaaso hader guur isku badashay xantooda xiriirka. Waxaa la sheegay sida xanta ah in sanadkaan dhexdiisa ay is guursan doona lamaanahan ayagoo mudo dheer soo wadeen xiriir…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Shactirada Badan Ee Hera Pheri Inaba Caadi Ma Aha Bandhiga Hogaamiyasha!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Shactirada Badan Ee Hera Pheri Inaba Caadi Ma Aha Bandhiga Hogaamiyasha!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hera Pheri waa film in badan laga daba dhacay sido kalena daawadayasha kama caajisan mashruucan qosolka badan meel walba oo ay dunida ka joogan. Waxaa hogaamiyaal ka ahayen filmkaan Akshay Kumar, Suniel Shett iyo Paresh Rawal oo ah shaqsiga kowaad ee filmka loo daawanayo waxaa kaloo doorar muhiim ah kulahaayen…

Warbixin Aan Jiho Laheyn Oo Lagaa Rabo Inaad Jiheyso: Xubintii Qiyaas Waa Kuma Iyo Shabakadda Filimside

Warbixin Aan Jiho Laheyn Oo Lagaa Rabo Inaad Jiheyso: Xubintii Qiyaas Waa Kuma Iyo Shabakadda Filimside

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Habeen wanaagsan aqristayaal meel kasta oo aad joogtaan, Kusoo dhawaada xubinteenii (Guess Who) oo macnaheeda tahay (Qiyaas waa Kuma). Maalin hore waxaa noo taalay xujadaan hoos ku qoran: Ma Daawatay Filmka Judaai ee Anil Kapoor, Sridevi iyo Urmila wada jileen hadii aad daawatay waxaa lagaa rabaa inaad sheegto odayga filmkas…

BOI oo sheegtay Baaghi 2 inuu Blockbuster noqdo ku dhow yahay kaliya 20% hoos u dhac ayuu sameeyay maalintiisa labaad!

BOI oo sheegtay Baaghi 2 inuu Blockbuster noqdo ku dhow yahay kaliya 20% hoos u dhac ayuu sameeyay maalintiisa labaad!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff wuxuu noqday xidig weyn madaama filimkiisa Baaghi 2 si sahlan Blockbuster ku noqon rabo. Sida shabakada BOI soo daabacday xiligaam Baaghi 2 kaliya 15% ilaa 20% hoos u dhac ayuu sameenayaa ganacsigiisa maalinta labaad. Sida muuqato Baaghi 2 maalintiisa labaad ama sabtigiisa kowaad 20 Crore wuu ka talaabsan…

Akshay Kumar, Suniel Shetty Iyo Paresh Rawal Filmkoda Hera Pheri Maanta Oo Kale Ayaa La Daawaday!!

Akshay Kumar, Suniel Shetty Iyo Paresh Rawal Filmkoda Hera Pheri Maanta Oo Kale Ayaa La Daawaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hera Pheri waxaa hogaamiyaal ka ahayen Akshay Kumar, Suniel Shetty iyo Paresh Rawal halka Tabu door wacan ku laheed waana film guulestay oo guul wacan gaaray ganacsi ahaan halka sheeko ahaan aad loo amaanay. Maanta oo kale 31 maarso sanadkii 2000 ayaa la daawaday filmka Hera Pheri oo noqday mashruuc…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Howl Galka Culus Ee Naam Shabana Taapsee Pannu Wey Ka Baxsatay!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Howl Galka Culus Ee Naam Shabana Taapsee Pannu Wey Ka Baxsatay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naam Shabana waxaa la daawaday sanadkii hore xiligaan oo kale 31 Maarso 2017 waana film howl gal ah misane qayaano iyo dagaal lagu dhex daray waxaana hogaamiye ka ahed Taapsee Pannu. Filmkaan waxaa muuqaal marti ah kulahaa Super Star Akshay Kumar kaaso Taapsee wax yaabo badan ka saaciday muuqaal ahaana…

Page 1 of 88123Next ›Last »