Home » 2018 » April

Hordhaca Bandhiga Caawa Ee Raw

Hordhaca Bandhiga Caawa Ee Raw

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Caawa Raw waxa uu ka dhici doona Bell Centre in Montreal waxyaabaha ugu muhiimsan ee bandhiga la saadaalinayo ayaa waxaa ka mid ah waxyaabaha ka dhacay Jeddah Bandhiga the greates Royal Rumble 1. Guuldarada Roman Reings Isagoo markii labaad oo xiriir ku fashilmay inuu Hanto Suunka oo guuldaro kala kulmay…

BOI: Avengers – Infinity War Isniin taariikhi ah ayay u tahay gudaha Hindiya!

BOI: Avengers – Infinity War Isniin taariikhi ah ayay u tahay gudaha Hindiya!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaaba la islahaa filimka Avengers – Infinity War Isniintiisa kowaad xoogaa ganacsi ahaan wuu yara gaabin doonaa laakiin Isniin taariikhi ah ayay u noqotay. Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa soo daabacday in filimka Avengers – Infinity War Isniintiisa kowaad keeni doono ugu yaraan 24 Crore (Trade Figure) xitaa waa macquul ganacsigaan inuu kasii sare…

11-ka Atirisho Ee Uu Shah Rukh Khan Taageraha U Yahay Sido Kalena Uu Jecelyahay La Shaqeyntooda (+Sawiro)

11-ka Atirisho Ee Uu Shah Rukh Khan Taageraha U Yahay Sido Kalena Uu Jecelyahay La Shaqeyntooda (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan waa nin looga haray sameynta filmada jaceylka dhanka Bollywoodka waana atoore waji ahaan dadka isku baray aqoonsi wacan ku helay dhankaa iyo sameynta filmada jaceylka. SRK atirishooyin fara badana ayuu la soo shaqeyay mudadii uu fanka kujiray balse waxuu ka dhex doortay oo…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmkii Ugu Horeyay Aamir Khan Askari Police Ku Jilo Ee Sarfarosh (+Video)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmkii Ugu Horeyay Aamir Khan Askari Police Ku Jilo Ee Sarfarosh (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sarfarosh maanta oo kale ayaa la daawaday waana film Action ah oo sheekadiisa aad loo amaanay waxaana hogaamiye ka ah Aamir khan halkaa Sonali Bendre, Naseeruddin Shah iyo kuwa kale doorar muhiim ah kuleeyihiin,. Filmkaan ganacsi ahaana waa mid guul wacan gaaray waxuuna noqday Hit weyn hadaba waxaan idiin kaga…

Aamir Khan Filmkiisa Sarfrosh Iyo Sida Uu Hit Dhamestiran Ku Noqday!!

Aamir Khan Filmkiisa Sarfrosh Iyo Sida Uu Hit Dhamestiran Ku Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sarfrosh waa film sheekadiisa ad loo amaanay Action heer sare ahna leh waxaana hogaamiye ka ah Mr.Prefectionist Aamir Khan halka ay doorar muhiim ah kuleeyihiin jilaayasha kala ah Sonali Bendre iyo Nasaruddin Shah. Maanta oo kale 30 April sanadkii 1999 ayaa la daawaday filmka Sarfrosh oo noqday mashruuc guulestay hadaba…

Jilayaasha Bollywoodka Ee Daroogada (Drugs) Ama Maandoriye Isticmaalen Nolosha Dhabta Ah Balse Noloshooda Bur Burisay (+Sawiro)

Jilayaasha Bollywoodka Ee Daroogada (Drugs) Ama Maandoriye Isticmaalen Nolosha Dhabta Ah Balse Noloshooda Bur Burisay (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Drugs-ka dadka isticmaala waa kuwa inta badan waayan sharafkooda iyo mustaqbalkooda maadama ay saaxiibka dhigteen wax miirkoda maandoorinaayo. Waxaa jiraan qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodkaee nolosha daroogada soo mareen soona isticmaalen wax badana ka haleesay markii dambe jilayaaashas waxaaa safka hore ka soo galay Super Star Sanjay Dutt oo qof…

5 Jilaa Oo Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Galmada Yaraantoda Barteen Halkaasna Bikronimadoda Ku Waayen Wiil Iyo Gabarba (+Sawiro)

5 Jilaa Oo Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Galmada Yaraantoda Barteen Halkaasna Bikronimadoda Ku Waayen Wiil Iyo Gabarba (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilayaasha Bollywoodka noloshooda markii la fiiriyo waxaad ka dhex arkeyga waxyaabo badan oo aadan ogeyn kuwa qaarkod afka ayaad la qabsaneysa maadama ay kaa yaabinayaan. Waxaan idiin heynaa 5 jilaa oo Bollywoodka katirsan kuwaaso yaraantoda shaxaarnimo barteen sido kalena gabar iyo wiilba bikronimadooda kuwaayen yaraantoda ama yaraanta galmo ku barteen.…

Jilayaasha Bollywoodka Ee Diiden Iney Isla Shaqeyaan Gabi Ahaanba(+Sawiro)

Jilayaasha Bollywoodka Ee Diiden Iney Isla Shaqeyaan Gabi Ahaanba(+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilayaasha Bollywoodka waayadi hore shaashada wey iskala soo muuqan jireen filmo dhamestiran iyo kuwa ay muuqalo marti ahaan ugu kulmaanba balse waqtigaan la joogo jilayaasha maqaamka sarefanka kuleh ma arkeysid ayago shaashada wadaagayan. Xitaa mustaqbalka dambe lama filaayo in jilaayaashan aan idiin soo wadno ay film wada sameyaan sababtana waa…

Xidigaha Bollywoodka Ee Nolosha Dhabta Ah Saaxibada Ah Wax Badan Ka Ogow!!

Xidigaha Bollywoodka Ee Nolosha Dhabta Ah Saaxibada Ah Wax Badan Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Saaxibtinamada waa sheey qaali ah oo marwalba waarta waana mid kamid ah xiriirada dadka dunida wadaagan sida darted qaar kamdi ah xidigaha Bollywoodka ayaa nolosha dhabta ah saaxiibo aad isugu fiican ah. Waa kuwa marwalba iska warqabaan qaarkod Bollywoodka kahor aye is garanaayen qaarkalena waxay isku barteen shaqada Bollywoodka waana…

Shah Rukh Khan Filmkiisa Main Hoon Naa Iyo Sida Uu Hit Dhamestiran Ku Noqday!!

Shah Rukh Khan Filmkiisa Main Hoon Naa Iyo Sida Uu Hit Dhamestiran Ku Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Main Hoon Naa waxaa hogaamiye ka ah Shah Rukh Khan ayadoo uu laadar ka yahay Suneil Shetty waana film guul wacan gaaray maadama uu Hit dhamestiran noqday. Maanta oo kale 30 April sanadkii 2004 ayaa la daawaday filmka Main Hoon Naa oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filmkaan Hit ku…

Page 1 of 83123Next ›Last »