Home » 2018 » June

Kajol Iyo Rani Mukerji Oo Xaflado Kala Duwan Ka Qeyb Galeen Iyo Sawiradii Laga Soo Qabtay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa xalay sawiro laga soo qabtay atirishooyinka ilmo adeerada ah Rani Mukerji Iyo Kajol Devgan kuwaaso ku kala sugnaayen xaflado kala duwan. Kajol waxaa lagu casuumay xaflad xaafada Bandra ka dhaceysay oo ay halkaas ku kulmeen Jackie Shroff waqti wacana ku qaateen xili ay ku labisneed dhar madow. Rani Mukerji…

Sanju oo ganacsi weyn suuqyada caalamka ka sameeyay maalintiisa kowaad

Sanju oo ganacsi weyn suuqyada caalamka ka sameeyay maalintiisa kowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Sanju ayaa ganacsi weyn ka sameeyay suuqyada caalamka maalintiisa kowaad waana qasab inuu sedexda maalmood ugu horeyso Race 3 ku garaaco suuqyada caalamka inkastoo Race 3 la daawaday xiligii fasixii Ciidul Fitriga. Race 3 sedexda maalmood ee ugu horeesay wuxuu keenay $7.75 million weliba Gulf-ka iyo UK ayuu ganacsi baaxad leh…

Alia Bhatt”Sanju Wuxuu Kamid Noqday FIlmada Aan Ugu jeclahay Ranbir Ayaana U Sabab Ah”

Alia Bhatt”Sanju Wuxuu Kamid Noqday FIlmada Aan Ugu jeclahay Ranbir Ayaana U Sabab Ah”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

FIlmka Sanju durba waxuu dhex degay quluubta dadka hindida ah kaaso maalintiisa labaad tiyaatarada saaran waana mashruuc la filaayo guul taariikhi ah inuu gaaro. Alia Bhatt oo saaxiib la ah Ranbir Kapoor ayaa daawatay mashruucan si qaas ah waliba waxayna amaan kala dul dhacday jilayaasha filmkaan ee sida cadaalada ah…

Sonam Kapoor Iyo Anand Ahuja Oo Ka Sheekeyeen Kulankooda Kowaad Iyo Wada sheekesigoodi Xiisaha Lahaa!!

Sonam Kapoor Iyo Anand Ahuja Oo Ka Sheekeyeen Kulankooda Kowaad Iyo Wada sheekesigoodi Xiisaha Lahaa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lamaanaha caanka ah Sonam Kapoor iyo Anand Ahuja ayaa ka sheekeyeen kulankooda kowaad waana lamaane bishii May si rasmi ah isku guursadeen. Sonam dhankeeda waxay tiri iyadoo ka sheekeneysa arinkaan,”Waxaan xirnaa labis aan soo jiidasho leheen maalinkas waxaana kusugneen London markii ugu horeysay ee aan indhaha isku dhufano ama is…

Maqaal: Looma baahno fasax, looma baahno Salman iyo Aamir: Aan kusoo dhaweeno Ranbir darajada 300 Crore!

Maqaal: Looma baahno fasax, looma baahno Salman iyo Aamir: Aan kusoo dhaweeno Ranbir darajada 300 Crore!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Si aad u sameyso filim 300 Crore soo xareen karo waxaa qasab ahayd in maalin fasax ah la helo sidoo kalena Salman Khan iyo Aamir Khan hogaamiye ka noqdaan! Balse haatan sheekada si waali ah ayay isku badashay waxaana fanka Hindiya ku dhacay in jihiadii uu ku socday ka weecmo…

Sanju waa HIT-ka ugu weyn 2018 iyo maalinta labaad 40 Crore ku dhawaaday ganacsi ahaan!

Sanju waa HIT-ka ugu weyn 2018 iyo maalinta labaad 40 Crore ku dhawaaday ganacsi ahaan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa xili hore ku dhawaaqday Sanju inuu yahay HIT-ka ugu weyn 2018 marka ay ka cabir qaadatay labada maalmood ee ugu horeyso ganacsiga waalida ah ee uu sameeyay iyo hadal heynta xad dhaafka ah ee u xambarasan yahay. Sanju maalintiisa labaad oo Sabti ah ganacsi taariikhi ah…

47 Jilaa Oo Bollywoodka Katirsan Iyo Magacyadooda Rasmiga Ah Kaa Yaabin Doonan Qeybtii 4aad (+Sawiro)

47 Jilaa Oo Bollywoodka Katirsan Iyo Magacyadooda Rasmiga Ah Kaa Yaabin Doonan Qeybtii 4aad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywoodka waxaa soo mareen xidigo waa weyn oo magac weyn ku leh maanta kuwaaso dadka qaarkod aysan garaneenin magacyadooda rasmiga ahaayen ama markii hore loogu yeeri jiray. Xidigahan ayaa markii ay shirkadaan soo galeen bedeshteen magacyadooda si ay fanka heer oga gaaraan ayagoo aaminen in hadii aysan magacooda bedelanin aysan…

Nawazuddin Siddiqui Oo Abaal Marintiisa Atoora Caawiyaha Ugu Wanaagsan Ku Wareejiyay Sridevi!!

Nawazuddin Siddiqui Oo Abaal Marintiisa Atoora Caawiyaha Ugu Wanaagsan Ku Wareejiyay Sridevi!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga caanka ah Nawazuddin Siddiqui waxuusanadkaan ku guulestay abaal marinta caanka ah IIFA Awards qeybta atoore caawiyaha ugu wanaagsan waxaana lagu siiyay bandhigiisa filmka Mom. Mom waxaa wada jileen Nawazuddin Siddiqui, Sridevi iyo kuwa kale waana mashruuc sido kale Sridevi ay abaal marino kala nooc ah ku qaadatay IIFA-na dhankeeda…

Krushna Abhishek “Hadii Ranbir Nolosha Dutt Sameeyay Ana Nolosha Govinda Ayaan Film Ka Sameena”

Krushna Abhishek “Hadii Ranbir Nolosha Dutt Sameeyay Ana Nolosha Govinda Ayaan Film Ka Sameena”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Krushna Abhishek waa atoore aflaamta Bollywoodka kasoo muuqda waana shactiroole caan ah oo Tv-yada kasoo muuqda waxuuna caan ku ahaa filmkii Bol Bachchan ee Abhishek labada waji kujilay Ajay-na hogaamiye ka ahaa waana saaxiibka Abhishek ee filmkaas ama la taliyihiisa. Krushna ayaa la weydiyay in uu abtigiis Govinda film noloshiisa…

Bollywood Kin Khan Aka Shah Rukh Khan Oo Dhameestay Mudo 26 Bollywoodka Ka Dhex Muuqday!!

Bollywood Kin Khan Aka Shah Rukh Khan Oo Dhameestay Mudo 26 Bollywoodka Ka Dhex Muuqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shah Rukh Khan waa atoore hindi ah misane kamid ah Super Star-da ugu waa weyn hindiya iyo kuwooda ugu wanaagsan min bilaaw ilaa dhamaad waana jilaa dhanka jaceylka looga haray. Khan waxuu Bollywoodka kusoo galay filmkii Deewana ee jaceylka ahaa kaaso la daawaday 26 June sanadkii 1992 waxaana mashruucan Hit-ka…

Page 1 of 81123Next ›Last »