Home » 2018 » July

Sidharth Mallhotra Oo Ka Maseeray Xiriirka Ranbir Iyo Alia Bhatt Xitaa Fariimaha Alia Kama Jawaabo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha Sidharth Malhotra ayaa xiisad adag abuurayo kadib markuu bilaaway inuu ka fogaado Alia Bhatt shaqsi ahaan waxuuna ka xanaaqsanyahay xirirka cusub ee Ranbir la yeelatay xidigtaan. Sidharth iyo Alia Bhatt sanadkii hore ayee kala hareen inkastoo xiriirkoda xan ahaa hadana inee kala hareen ayaa meelwalba lagu baahiyay todobaadyo kadib…

Anand Ahuja Siduu Rabaa Atirisho Aan Sonam Ahen Ayuu Leeyahay Waa Boqorada Fashion-ka!!

Anand Ahuja Siduu Rabaa Atirisho Aan Sonam Ahen Ayuu Leeyahay Waa Boqorada Fashion-ka!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anand Ahuja oo ah shaqsi ku xeel dheer arimaha Fashion-ka sido kalena leh shirkad weyn oo Fashion-ka sameesa ayaa sheegay atirisho aan Sonam Kapoor ahen inee tahay Boqorada Fashion-ka Bollywoodka. Sida guud saxaafada iyo dadyowga kale waxay in badan ogyihiin Sonam Kapoor inee tahay atirishada Fashion-ka aanan lagu gaarin Bollywoodka…

Fatima Sana Shaikh Iyo Sanya Malhotra Heeska Dilbar Ayee Qoob Ka Cayaar Ku Muujinayaan!!

Fatima Sana Shaikh Iyo Sanya Malhotra Heeska Dilbar Ayee Qoob Ka Cayaar Ku Muujinayaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fatima Sana Shaikh iyo Sanya Malhotra waa atirishooyin Bollywoodka kucusub ayagoo kusoo caan baxay filmkii Dangal ee uu hogaamiyaha ka ahaa Mr.Prefectionist Aamir Khan. Gabdhahana ayaa ku cayaarayaan ama Dance ku muujinayaan heeska laga daba dhacay ee Dilbar taaso ay ku fara yareestay qoob ka cayaar ahaan atirishada Nora Fatehi.…

Akshay Kumar”Hada Kahor Lacag Aan Ku Iibsado Ayaan Waayey Buuga Qaab Jiliinka Ka Hadlaayo”

Akshay Kumar”Hada Kahor Lacag Aan Ku Iibsado Ayaan Waayey Buuga Qaab Jiliinka Ka Hadlaayo”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar ayaa saxaafada la wadaagay marxalad adage e uu hada kahor soo maray iyo markii uu waayey lacag uu ku iibsado buuga ka hadlaayo qaab jiliinka filmada. Jilaagan ayaa ku guda jira xayeysiin usameenta filmkiisa Gold ee la daawan doono labo todobaad kadib ama 15 Aug waxuuna…

Rasmi: Heeska Badan Pe Sitaare Ee Filmka Fanne Khan Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Rasmi: Heeska Badan Pe Sitaare Ee Filmka Fanne Khan Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Badan Pe Sitaare waa hees kamid ah heesaha filmka Fanne Khan waxayna heeskan u gaar tahay  Anil Kapoor oo heeskan jilaayo. Heeskan waa dib usameenta heeskii Badan Pe Sitaare ee uu horey u jilay rugcadaa Shammi Kapoor waxaana dib u cusbooneysinayaa Anil Kapoor. Mashruuca Fanne Khan waxaa hogaamiyaal ka ah…

Rasmi: Mahesh Bhatt Filmkiisa Sadak 2 Ee Sanjay Dutt Hogaaminaayo Xiligan Ayaa La Daawana!!

Rasmi: Mahesh Bhatt Filmkiisa Sadak 2 Ee Sanjay Dutt Hogaaminaayo Xiligan Ayaa La Daawana!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sadak waxaa la daawaday sanadkii 1991 waxaana hogaamiyaal ka ahaayen Sanja Dutt iyo Pooja Bhatt ayadoo uu Director ka ahaa Mahesh Bhatt. Hadaba Mahesh ayaa isla qeybta labaad mashruucan sameenayo waxuuna hogaamiye kaga dhigay qeybta labaad ama Sadak 2 xidigaha kala ah Sanjay Dutt iyo Pooja Bhatt oo ah hogaamiyaashi…

Neha Dhupia Oo Shaaca Ka Qaaday Sirta Ka Dambeysa Arooska Deg Dega Ay L a Gashay Angad Bedi!!

Neha Dhupia Oo Shaaca Ka Qaaday Sirta Ka Dambeysa Arooska Deg Dega Ay L a Gashay Angad Bedi!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Neha Dhupia iyo Angad Bedi waxay aqal galeen bishii May si kadis ah iyo aroos qaas ah ayee sameesteen lamaanaha waxaana laga warhelay kaliya sawiradooda arooska oo Inernet-ka lagu faafiyay. Neha ayaa sharaxaad ka bixisay arinka kadambeya guurkan deg dega ah ama kadis ah oo dadka laga qariyay waliba arooskoda…

Rasmi: Filimka Dhadak iyo Isniintiisa labaad ganacsiga uu sameeyay bye bye Student of The Year

Rasmi: Filimka Dhadak iyo Isniintiisa labaad ganacsiga uu sameeyay bye bye Student of The Year

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ishan Khatter iyo Janhvi Kapoor filimkooda Dhadak ayaa ganacsi wacan iska wato wuxuuna keenay 1.50 Crore ilaa 1.60 Crore lacago u dhaxeeyo Isniintiisa labaad. Dhadak mudo 11-maalmood ah wuxuu kusoo xareeyay 63.75 Crore (Trade Figure) wuxuuna sidaas ku noqday filimka lacagaha ugu badan soo xareeyo ee dhalinyaro fanka ku cusub hogaamiye ka yihiin asigoo ka talaabsaday…

Kahor Bharat Salman Iyo Katrina Filmada Ay Wada Sameyeen Iyo Midwalba Natiijadiisa (+Sawiro)

Kahor Bharat Salman Iyo Katrina Filmada Ay Wada Sameyeen Iyo Midwalba Natiijadiisa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan iyo Katrina Kaif waxay kamid yihiin lamaanayaasha shaashada loogu jecelyahay kuwaaso mudo dheer soo wada shaqeynayeen balse aflaamtoda ay si wadajir ah u sameyeen ma badna. Guud ahaan Salman iyo Katrina waxay wada sameyeen 5 film oo ay doorar dhameestiran ku lahaayen qaar kamid ah 5 film guulo…

10 Filim Ee Ugu Fiican Safaro-Wado Ah (Qaybta 1aad)

10 Filim Ee Ugu Fiican Safaro-Wado Ah (Qaybta 1aad)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Marna Ma Deyn Karo Sameynta Aflaam Ku Saabsan Safarka Iyadoo Sheekada Door Muhiim Ku Leeyihiin Safarkas Oo Dhax-Dhaca Jaceyl Ama Cadaawad Oo Qaar-Kood Isla Qaybsadaan Dhibaatada Waxaana Ka Mid Ah Filimka Jab We Met Oo Sameeyeen Shahid Kapoor Iyo Kareena Kapoor Iyadoo Aan Ku Haayo Dhawr Aflaam Oo Gaaraya…

Page 1 of 88123Next ›Last »