Home » 2018 » August (Page 2)

Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba…

Maqaal Qaladaadka Aflaamta: Badlapur Iyo OMG

Maqaal Qaladaadka Aflaamta: Badlapur Iyo OMG

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Kusoo Dhawaada Maqaalkeena Taxanaha Inoo Ahaa Ee Qaladaadka Aflaamta Taaso Aan Kaga Hadalo Waxyaabaha Qalad Laga Soo Diiwan Geliyay Filimada Marka Aad Daawaneysid Filimka Sheekadiisa ay Tahay Mid Si Weyn Aad Kaga Heshay Taaso Daqiiqad Walba Aad Ka Caajiseen Inad Daawatid Adigoo Xitaa Qaadanaya Qaladaad…

Ayush Sharma Oo La Yaaban Sababta Xaaskiisa Arpita U Delete Gareesay Sawirka Katrina Iyo Salman Hooyadiisa

Ayush Sharma Oo La Yaaban Sababta Xaaskiisa Arpita U Delete Gareesay Sawirka Katrina Iyo Salman Hooyadiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan Iyo Katrina Kaif Ayaa Hadda Waxa Ay Labadooda Ay Ku Sugan Yihiin Dalka Malta Iyagoo Duubaya Qaybaha Ugu Dambaysay Ee Jadwalka Labaad Ee Filimka Bharat Iyadoo Kooxda Filimka Ay La Socdaa Salman Khan Hooyadiisa Iyo Walaashiisa Iyadoo Dhawaan Aan Nila Wadaagnay Sawir Ay Soo Dhigtay Salman Khan Walaashiisa…

War Deg-Deg: Sonu Suud Ayaa Si Carro Leh Isaga Baxay Filimka Kangana Hogaamiye Ka Tahay Ee Manikarnika

War Deg-Deg: Sonu Suud Ayaa Si Carro Leh Isaga Baxay Filimka Kangana Hogaamiye Ka Tahay Ee Manikarnika

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manikarnika –The Queen of Jhansi.  Waa Filim Looga Hadlaayo Nolosha Boqoradii Rani Laxmi Bai Ee Ka Talin Jirtay Qasriga Jhansi Ee Markii Dambe Ayada Loogu Magac Daray Loona Bixiyay Jhansi Ki Ranii (Qasrigii boqorada) Iyadoo Doorkas Boqorada Ay Jilayso Akatarada Kanagana Ranaut Warka Ugu Weyn Bollywoodka Ee  Maanta Ayaa Ah…

Katrina Kaif Oo Ugu Dambeyn Dib Ugu Soo Noqotay Mumbai Kadib Jadwalka Malta (+Sawiro)

Katrina Kaif Oo Ugu Dambeyn Dib Ugu Soo Noqotay Mumbai Kadib Jadwalka Malta (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Katrina Kaif ayaa mudo dheer kadib dib ugu soo noqotay magaalka Mumbai kadib markii ay ku maqneed Malta halkaaso ay kusoo duubeysay filmkeeda Bharat. Katrina ayaa ka qeyb gashay jadwalka Malta oo halkaas kooxda Bharat ku duubayeen haatan jadwalkaas wuu soo idlaaday dib ayeena ugu soo noqotay Mumbai ayadoo…

Ranbir Kapoor Oo Xujo Ku Xirtay Taageerayaashisa Xili Uu Mumbai Kasii Baxaayey Nala Daawo (+Sawio)

Ranbir Kapoor Oo Xujo Ku Xirtay Taageerayaashisa Xili Uu Mumbai Kasii Baxaayey Nala Daawo (+Sawio)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha reer Kapoor ku faanana Ranbir Kapoor ayaa xalay habeenimadii ka amba baxay Mumbai isagoo dib ugu noqday Bulgaria halkaas oo lagu duubayo filmka Brahmastra. Mashruuca Brahmastra oo ah film Super Hero intiisa ugu badan waxaa lagu duubi doona Bulgaria ayadoo ay wada jilayaaan Amitabh Bachchan, Nagarjuna, Dimple Kapadia, Mouni…

Sonam Kapoor Maxay Katiri La Shaqeenta Aabahed Anil Kapoor Iyo Adeerked Sanjay Kapoor!!

Sonam Kapoor Maxay Katiri La Shaqeenta Aabahed Anil Kapoor Iyo Adeerked Sanjay Kapoor!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Sonam Kapoor ayaa mashruuceda ugu dambeyay ahaaa filmka Sanju kaaso looga hadlaayey nolosha halyey Bollywood Sanjay Dutt waxayna filmkaan ku jishay mid kamid ah gabdhihii Dutt lasoo saaxibay. Sanju waxuu noqday Sonam Hit-keeda ugu weyn maadama Blockbuster weyn noqday sido kalena doorkeda filmka amaan lixaad leh ku heshay waxaa…

Nora Fatehi Ayaa Lagu Soo Eedeyay In Ay Indhaha Ku Gubtay Neha Dhupia Iyo Jawaabte Ka Bixisay!!

Nora Fatehi Ayaa Lagu Soo Eedeyay In Ay Indhaha Ku Gubtay Neha Dhupia Iyo Jawaabte Ka Bixisay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Nora Fatehi waxay waqtigaan kusugantahay Malta halkaas oo ay kuduubeysay filmkeeda Bharat inkasoto jadwalka Malta dhamaaday hadana wali goobta ayee joogtaa xidigtaan waxaan kaloo wada ognahay in ay xiriir hore la leheen Angad Bedi kaso hader guursaday Neha Dhupia marka nolosheeda gaarka ah laga hadlo. Kahor Nora inta aysan…

Sheekada filimka Stree: Shraddha iyo Rajkumar Rao filim wacan oo cabsi iyo shactiro isku jirto ayay heleen

Sheekada filimka Stree: Shraddha iyo Rajkumar Rao filim wacan oo cabsi iyo shactiro isku jirto ayay heleen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan Bollywood-ka iskuma dayaan fariin ahaan inay sameeyaan cabsi iyo shactiri la isku dhex daray (Horror Comedy). Sanadkii hore taxanaha GOLMAAL AGAIN ayaa fariin ahaan cabsi iyo shactiro isku jiray wuxuuna noqday Blockbuster weyn balse isku day kale oo cabsi iyo shactiro isku jiray wuu fashilmay waana filimkii sanadkan bur…

7 Jeer Rajkumar Rao Shaashada Inooga Yaabsaday Aflaamta Abid Laga Xasuusan Doono (+Sawiro)

7 Jeer Rajkumar Rao Shaashada Inooga Yaabsaday Aflaamta Abid Laga Xasuusan Doono (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga qaab jiliinka wanaagsan leh Rajkumar Rao ayaa maanta u dabaal dagaya sanad guuradiisa dhalasho isagoo dhashtay maanta oo kal3 31 Aug sanadkii 1984. Rao waxuu maanta jirsaday 34 sano waana jilaa kamid ah xidigaha ugu xirfada wanaagsan Bollywoodka dhanka qaaba jiliinka in badana shaashada lagu amaanay. Wuxuu sameeyay aflaam…