Home » 2018 » August (Page 33)

Nala Daawo Muuqaalka Katrina Filimka Bharat

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan Filimkiisa Bharat Aya Noqday Mid Ugu Hadal-Heynta Badan Bollywood-Ka Ka Dib Markii Priyanka Chopra Ay Isaga Baxday Filimkas Sababo La Xariira Faraanti-Geliskeeda Ka Dib Waxaa Lagu Badalay Gabadha Ay Ka Yareesan Ee Lagu Magacaabo Katrina Kaif Oo Salman Si Fiican Isku Fahansan Yihiin Marka La Joogo Shaashada Horteeda…

Goormee Ayay Suhana Kusoo Biiraysa Bollywoodka

Goormee Ayay Suhana Kusoo Biiraysa Bollywoodka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-Ka Ayaa Markan Waxa Uu Albaaha Soo Dhaweynta U Furay Dhalin-Yarada Mustaqbalka Leh Oo Lagu Tashan Doono Inay Hogaamin Doonan Bollywood-Ka Mustaqbalka Sida Aktarada Kala Ah Jahnvi Kapoor Sara Ali Khan Iyo Ananya Pandey Iyadoo Hadda Lagu Xamanaay In Gabadha Uu Dhalay Badshah Of Bollywood Shah Rukh Khan Gabadhiisa Lagu…

Disha Patani Oo Instagram Soo Dhigtay Sawiri Shidan

Disha Patani Oo Instagram Soo Dhigtay Sawiri Shidan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Disha Patani Ayaa Soo Jiidasho Weyn Ku Sameesay Taageeraheeda Ku Xiran Barteeda Instagram Iyadoo  Soo Dhigtay Sawir Shidan Iyadoo Xiran Dharka Lagu Tala-Galay Xeebaha Oo Loo Yaqaan Monokini Iyo Weliba Okiyaalo Madow Iyadoo Joogtay Goob Xeeb Ah Iyadoo Dad Badan Oo Ku Xiran Ay Si Weyn Kaga Fal-Celiyeen Atariishadan Waxaa…

Mega Star Chiranjeevi Waa Diyaarsanyahay Iyo Goos Gooska Kooban Filmkiisa Dagaalka Ah!!

Mega Star Chiranjeevi Waa Diyaarsanyahay Iyo Goos Gooska Kooban Filmkiisa Dagaalka Ah!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan goos gooska kooban ee laga soo bandhigay filmka Sye Raa Narasimha Reddy kaaso uu hogaamiye ka yahay Mega Star Chiranjeevi. Mashruucan wuxuu ka hadlaa dagaal dhexmaraayo India iyo England xiligii gumeysi diidka oo Englan gumeysan jirtay India waxaana dagaal yahan shaashada ku jili doono Chiru. Waxaa…

Goos Gooska YouTube-ka Qabsaday Mard Ko Dard Nahi Hota Wali Ma Daawatay Action Iyo Xarakaad Ugu Imaaw!!

Goos Gooska YouTube-ka Qabsaday Mard Ko Dard Nahi Hota Wali Ma Daawatay Action Iyo Xarakaad Ugu Imaaw!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa shalay lasoo bandhigay goos gooska heerka sare ah ee filmka Mard Ko Dard Nahi Hota waxaana hogaamiyaal ka ah Abhimanyu Dassani iyo Radhika Madan. Filmkaan dagaalka miiraan ah waxaa la daawan doona qeybaha dambe sanadkaan ayadoo uu Director ka yahay Vasan Bala balse goos gooska laga soo bandhigay ayaa…

Hees Jaceel Oo Laga Soo Bandhigay Filmka Batti Gul Meter Chalu Shraddha Iyo Shahid Jaceyl Ayee Jileen (+Video)

Hees Jaceel Oo Laga Soo Bandhigay Filmka Batti Gul Meter Chalu Shraddha Iyo Shahid Jaceyl Ayee Jileen (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hees kale ayaa laga soo bandhigay filmka Batti Gul Meter Chalu heeskan kale waxaa loogu magac daray Dekhte Dekhte taaso ah hees jaceyl sida ay u jileen Shahid Kapoor iyo Shraddha Kapoor. Heeska hogaamiyaasha filmka ayaa xiiso u yeelo doonan waana hees laga wada heli doono sida la shegay  waxaana…

Katrina, Deepika Iyo Priyanka Waa Tuma Atirishada Ku Wanaagsan Doorka Action-ka Ee Filmka Dil Bill Remake!!

Katrina, Deepika Iyo Priyanka Waa Tuma Atirishada Ku Wanaagsan Doorka Action-ka Ee Filmka Dil Bill Remake!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kill Bill waa film dagaal Karate ah sido kalena dagaalka seefaha la isla dhexmaro ah waana mashruuc Hollywood ah oo laga sameeyay ilaa labo qeybood Director-na ka yahay Quentin Tarantino. Filmkaan ayaa la sheegay in la sameen doono isagoo hindi ah waxaana xuquuqda dib u sameenta isagoo hindi ah filmkaan…

50 Xaqiiqo Oo U Gaar Ah Mega Star Salman Khan Baro Waxyaabo Kaa Qarsoon Jilaagan Ku Saabsan Qeybtii 3-aad!!

50 Xaqiiqo Oo U Gaar Ah Mega Star Salman Khan Baro Waxyaabo Kaa Qarsoon Jilaagan Ku Saabsan Qeybtii 3-aad!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan waa atoore caan ah dunida oo dhan magaciisa ku baahay waxuuna kamid yahay 3 ilaa 5 atoore loogu jecelyahay India 30 sano udambeysay. Jilaagan caanka ah sido kalena maanta ah midka ugu awooda badan Bollywoodka waxaan idiin kaga heynaa 50 xaqiiqo oo u gaar ah qaarkood waad maqashay…

Deepika Iyo Ranveer Xiriirkoda Iyo Arooskoda Koffe With Karan Ayee Ku Shaacin Doona!!

Deepika Iyo Ranveer Xiriirkoda Iyo Arooskoda Koffe With Karan Ayee Ku Shaacin Doona!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriir mudo 5 sano ah socdo ayee wada leeyihiin xidigaha kala ah Ranveer Singh iyo Deepika Padukone waana lamaane caan uu ka noqday xiriirkoda daafaha caalamka. Sida wararka hordhaca sheegayan DeepVeer waxay qorsheynayaan inee shaaca kaga qaadan ama afkooda ku shaaciyaan xiriirkoda soo jireen ahaaa barnaamijka Koffe With Karan. Koffe…

Kajol Devgan Oo Hees Dance Ku Muujineyso Goorme Kuugu Dambeysay Daawo Heeskeda Filmka Eela (+Video)

Kajol Devgan Oo Hees Dance Ku Muujineyso Goorme Kuugu Dambeysay Daawo Heeskeda Filmka Eela (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heeska labaad ee filmka Helicopter Eela kaaso la daawan doona 7 Sep 2018 waana film ka hadlaayo hooyo iyo wiilkeda ayadoo Kajol hogaamiso ka tahay. Heeska waxaa lagu magacaabay Yaadon Ki Almari waxaana jileyso Kajol oo ku jileyso hooyo riyadeeda oodhan iska ilaaweysa…