Home » 2018 » September (Page 2)

Batti Gul Meter Chalu iyo Stree ganacsiga ay sameeyeen sabtigii shalay ahayd

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shahid Kapoor iyo Shraddha Kapoor filimkooda Batti Gul Meter Chalu ayaa sare u kac sameeyay shalay oo sabti ahayd wuxuuna keenay 85 Lakh (Trade Figure) balse weli ganacsigiisa filimkan guul dareestay aad ayuu u hooseeyaa. Shahid Kapoor oo aan dhanka Boxoffice-ka laga soo dhaweynin filimkiisa mudo 9-maalmood ah wuxuu soo xareeyay 32.78 Crore (Trade…

Weli Miyaa Aragtay Sawiradan U Gaar ah Qoyska Varun Dhawan

Weli Miyaa Aragtay Sawiradan U Gaar ah Qoyska Varun Dhawan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Varun waa fariidka Bollywood-ka sidoo kalena ah saaxiib guusha hooskiisa tahay madaama ilaa haatan filimkiisa ah lagu sheegin darajada (Flop) ama filim guul dareestay wuxuuna haatan Bollywood-ka ku jiraa mudo 4-sano ah. Varun Dhawan sanadii 2012 ayuu Bollywood-ka kusoo biiray asigoo kusoo caan baxay filimkii Student of The Year oo…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Aktarka Door Walba Sameyn Karo Ee Kader Khan

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Aktarka Door Walba Sameyn Karo Ee Kader Khan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Waa mid kamid ah jilayaasha ugu faca weyn fanka hindiya asigo la so shaqeyay atoorayaashi bari samaadki iyo kuwi 90kii ugu caansanaaba isagoo ka mid ahaa mid madadaalin jiray dad weynaha isagoo sameyn jiray doorar kala duwan  Waana mid kamid ah shactirolayaasha ugu magaca weyn dalka India dadka ayaa…

Naxdin: Kangana Mid Ka Mid Ah Shaqaalaheeda Oo Lagu Eedeeyay Kiis Kufsi

Naxdin: Kangana Mid Ka Mid Ah Shaqaalaheeda Oo Lagu Eedeeyay Kiis Kufsi

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

sida wararka maanta ay sheegayaan in mid ka mid ah shaqaalaha atariishada kanagana ranaut oo ah mid timaha u sameeya ninka lagu magacaabo brendon allister de gee oo da’dissa ay tahay 42 sano lagu eedeeyay inuu kufsi kula dhaqaaqay wiil yar oo jira 16 sano iyadoo ay  xireen isaga waxaana…

Tartanka Aktarka Sanadka 2018: Shah Rukh Khan  Vs Ranveer Singh Kumaa Codkaaga Siinaya

Tartanka Aktarka Sanadka 2018: Shah Rukh Khan  Vs Ranveer Singh Kumaa Codkaaga Siinaya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

maalin wacan akhristayaasheena qiimaha badan waxan idinka mahad-celinaaya sida aaad mar walba inoogu xiran tahay waxaan inoo socday tartan aan ku ogaanayno aktarka ugu shacbiyada badan gudaha soomaaliya iyadoo tartanka ay bilaabeen 32 aktar oo ka qayb galayn wareega hore ee tartanka   hadda tartanka waa uu ka duwan yahay ama…

Kajol Maxay Ku Jawaab Celisay Markii La Weydiiyay Ajay Devgan inuusan Xitaa Daawan Filimkeeda DDLj

Kajol Maxay Ku Jawaab Celisay Markii La Weydiiyay Ajay Devgan inuusan Xitaa Daawan Filimkeeda DDLj

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

shah rukh khan Iyo kajol filimkooda all time blockbuster ka noqday ee dilwale dulhania la jayenge kaaso la daawaday sanadkii 1995 waxa uu ka mid yahay aflaamta classicada ee jaceyl ka ee loogu jecel yahay isagoo ahaa filimka ugu daawashada dheera ama tiyaatarada saarna waqtiga ugu badan kajol iyo shah…

Dhalasho Wacan Lata Mangeshkar Boqorada Codka Iyo Sawiro U Gaar Ah Heesayada Weyn!!

Dhalasho Wacan Lata Mangeshkar Boqorada Codka Iyo Sawiro U Gaar Ah Heesayada Weyn!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lata Mangeshkar waxaa lagu tilmaama boqorada codka taariikh ahaan India waxayna fanaanad caan ah ahed ilaa bari samaadkii oo aad loo dhageesan jiray heesaheeda. Lata atirishooyin badan ayee usoo heestay ilaa bilawgii qarnigaan ayeena heesaha kudhexjirtay waxay 28 Sep 2018 u dabaal dageysay sanad guuradeeda dhalasho iyadoo jirsatay 89 sano…

Salman Khan Oo Sharaxay Dareenka Arbaaz Khan Siduu Noqday Markii Arpita Aayush Guriga Keentay!!

Salman Khan Oo Sharaxay Dareenka Arbaaz Khan Siduu Noqday Markii Arpita Aayush Guriga Keentay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan iyo kooxda Loveyatri waxay ku guda jiraan xayeysiin usameenta filmkooda kaaso tiyaatarada la saari doono jimcada soo socoto ee taariikhda ku beegantahay 5 October 2018. Salman ayaa si joogta ah isaga iyo hogaamyaasha Loveyatri oo kala ah Aayush Sharma iyo Warina Hussein u booqanayaan Tv-yada caanka ah kana…

Ishaan Khattar Maxuu Ka Yiri Wiilka Walaalkis Shahid Kapoor U Dhashtay Ee Zain Kapoor!!

Ishaan Khattar Maxuu Ka Yiri Wiilka Walaalkis Shahid Kapoor U Dhashtay Ee Zain Kapoor!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga caanka ah Shahid Kapoor ayaa 5 September 2018 u dhashtay wiil yar isagoo horey u heystay gabar lagu magacaabo Misha Kapoor waxuuna hader noqday qoys buuxa. Xidigaan ayaa sanadkaan u ah sanad barwaaqo ah maadama Hit-kiisa ugu weyn uu helay kaaso ah Padmaavat halka Batti Gul Meter Chalu tiyaatarada…

Kareena Kapoor Oo Marti Galin Doonto Atirishada Sunny Leone Markii Ugu Horeysay!!

Kareena Kapoor Oo Marti Galin Doonto Atirishada Sunny Leone Markii Ugu Horeysay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sunny Leone oo waqtigaan kamid ah atirishooyinka Bollywoodka ka howl galaan iyo kuwooda ugu caansan ayaa marti u noqon doonto atirishada caanka ah Kareena Kapoor Khan. Kareena Kapoor ayaa kamid noqon doonto xidigaha Bollywoodka ee barnaamijyada wareysiga Tv-yada ka qabtaan waxayna qaban doonta barnaamij cusub oo la magac baxay Radio…