Home » 2018 » October

Badhaai Ho Oo Markale Ganacsi Taariikhi Ah Sameeyay Sabtidiisa Kowaad!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Badhaai Ho ayaa markale ganacsi adag sameeyay maalintiisa sedexaad ama sabtidiisa kowaad isagoo keenay 11.75 Crore (Trade Figure) qayaas ahaan waana ganacsi lamid ah midkii u jimcadii sameeyay. Iyadoo wali axad la gaarin ayuuba mashruucan ganacsigiisa marayaa 31.75 Crore qayaas ahaan bari oo axad ah misane shaqada laga nasanaayo…

Atariishada Dhawaan-Galka Ah Ee Tara Sutaria Oo Gacanta Ku Dhigtay Mashruuc Weyn

Atariishada Dhawaan-Galka Ah Ee Tara Sutaria Oo Gacanta Ku Dhigtay Mashruuc Weyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

tara sutaria waa atariisho dhalin-yar taaso dhawaan kusoo caan bixi doonto filimka lagu magacaabo student of year 2 waxaana soo saare ka ah karan johar waxaana hogaamiye ka ah aktarka tiger shroff iyo annaya pandey sidoo atariishadan iyadoo filimkeeda kowaad la daawan ayaa waxaa mar hore loosoo bandhigay inay sameeyso…

Maanta Oo Kale 12 Sano Ka Hor SRK Ayaa Boxoffice-ka Ku Garaacay Labada Aktar Akki Iyo Salman Khan Oo Watayn Filimka Jaan-E-Mann Vs Don

Maanta Oo Kale 12 Sano Ka Hor SRK Ayaa Boxoffice-ka Ku Garaacay Labada Aktar Akki Iyo Salman Khan Oo Watayn Filimka Jaan-E-Mann Vs Don

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

20 october shah rukh khan waxa ay u tahay maalin qaas sababtoo ah 23 sano ka hor maanta oo kale shah rukh khan waxaa tiyaatarada loo saaray filimka all time blockbuster noqday ee dilwale dulhania la jayenge sidoo kale maanta oo kale waxa ay qaas u tahay aktarka ajay devgan…

Yaah!: Priyanka Iyo Deepika Guurkooda Miyuu Dhacaya Bisha November?

Yaah!: Priyanka Iyo Deepika Guurkooda Miyuu Dhacaya Bisha November?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

labo ka mid ah labada gabdhood ee bollywoodka ugu awoodda badan waqti xaadirkan ee kala ah priyanka chopra Iyo deepika padukone ayaa waxaa si weyn loola xariirinaya inay dhawaan guursadaan iyadoo priyanka chopra oo hore faraanti isku geliyeen ninka lagu magacaabo nick jones ayaa carbaabtay in guurkooda uu ka dhici-doono…

Shradha Kapoor Oo Ina Baraysaa Wiilka Jecaylka Kala Dhaxeeyo

Shradha Kapoor Oo Ina Baraysaa Wiilka Jecaylka Kala Dhaxeeyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

ka dib guushii weynayd filimkeeda stree kaaso wacdaro xoogan ka dhigay boxx office ka oo uu la hogaaminaayay aktarka rajkumar rao ka dib atariishadan ayaa ku mashquushay duubista filimkeeda xiga kaaso ah filim looga hadlaayo nolosha gabadha lagu magacaabo saina nehwal oo ahayd gabar ku caan baxday ciyaarista ciyaaryta kubada…

Alia Bhatt, Sonakshi Sinha Iyo Waliba Aditya Roy Kapur Oo Duubista Kalank U Amba Baxeen (+Sawiro)

Alia Bhatt, Sonakshi Sinha Iyo Waliba Aditya Roy Kapur Oo Duubista Kalank U Amba Baxeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kalank waa mid kamid ah filmada sida weyn loo wada sugaayo sanadka dambe waana mashruuc la isugu keenay 6 jila aoo caan ah waxaana qarash gareenayo Karan Johar. Waxaa wada jilayaan filmkaan xidigaha kala ah Sanjay Dutt, Madhuri Dixti, Alia Bhatt, Varun Dhawan, Sonakshi Sinha iyo waluba Aditya Roy Kapur…

Ajay Devgan Iyo Director Prakash Oo 5 Sano Kadib Film Wada Sameenayaan!!

Ajay Devgan Iyo Director Prakash Oo 5 Sano Kadib Film Wada Sameenayaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Director Prakash Iyo Super Star Ajay Devgan Mashaariic badan ayee wada sameyeen ilaa 90-maadkii ayeen wada shaqeeynayaan xidigahaan kudhowaad 10 film ayeena ka howl galeen. Hader waxaa la sheegayaa in xidigahan wada shaqeynayaan maadama mudo 5 sano ah wax film wada sameenin filmadii ay horey u wada sameyeen waxaa kamid…

Tanushra Dutta Oo Weerar Ku Qaaday Akshay kumar Iyo Shirkada Fox Star Iyo Sheeko Horleh!!

Tanushra Dutta Oo Weerar Ku Qaaday Akshay kumar Iyo Shirkada Fox Star Iyo Sheeko Horleh!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada caanka ah Tanushra Dutta ayaa dagaalkeda soo rogaal celisay ee ay ku heesay Nana Patekar iyo xulufadiisa wareysiyadeed ugu dambeyeen waxay amaan kala dul dhacday Aamir Khan iyo Akshay Kumar. Balse hader weerar cad ayee ku qaaday Akshay Kumar iyo dhamaan kooxda Houseful 4 maadama kooxdan la sheegay in…

Vijay Goos Gooskisa Sarkar Oo La Wareegay Iskoorada YouTube-ka Isagoo Ka Tilaabsaday Thugs of Hindostan Iyo Filmo Kale!!

Vijay Goos Gooskisa Sarkar Oo La Wareegay Iskoorada YouTube-ka Isagoo Ka Tilaabsaday Thugs of Hindostan Iyo Filmo Kale!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah shalay loo soo bandhigay goos gooska kooban ee filmka Sarkar kaaso Tamil-ka ah waxaana hogaamiye ka ah Super Star-ka waqtigaan ugu awooda badan Tamil ee Vijay. Inaba caadi ma ahan mashruuca Sarkar sida uu u jilay Vijay kaaso ku jilaayo nin tuugada iyo maafiyada la shaqeesta…

Super Star Vijay Wuu Soo Noqday Isagoo Dagaal Yahan Ah Iyo Goos Goosk kooban FIlmkiisa Sarkar.

Page 1 of 63123Next ›Last »