Home » 2018 » October (Page 2)

Waxaa La Ogaaday Qofka Ugu Horeeyay Ee Karan Johar Uu Sheego Arimaha Labadiisa Mataano

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

taageerayaasha director karan johar ayaa aad u faraxsan madaama uu dib usoo laabtay barnaamijka caan ka ah ee karan with koffe iyadoo xalqadii kowaad lagu marti-qaaday labada atariisho caan ah ee kala ah alia bhatt iyo deepika padukone waxaana meeshaas loogu hadlayay arrimo xiiso badan iyadoo labada marti barnaamijkaas lagu…

Fadlan Ka Qayb Qaado TartanKa Loogu Ogaanayo Atariishada Ay Ugu Shacbiyada Badan Gudaha Soomaaliya

Fadlan Ka Qayb Qaado TartanKa Loogu Ogaanayo Atariishada Ay Ugu Shacbiyada Badan Gudaha Soomaaliya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulanti Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Oo Aan Mar Walba Inoo Ah Dooqa Kowaad Wax Walba Sida Idinka Haqab-Tirno Baahi Walba Oo Aad U Qabtaan Warbixinada Iyo Wararka Aflaamta Bollywood-ka Ah Waxan Mar Walba U Taagan Nahay Inan Idin Madadaalino Waxan Rajeenayana Inad Noo Jeceshihiin Sida Aan Idin Jecel Nahay Akhristayaasheena…

Yaa Sheegi Karo Labadan Aktar Waxa Ay Qayb Ka Yihiin Aktarada Filimka Kuch Kuch Hota Hai

Yaa Sheegi Karo Labadan Aktar Waxa Ay Qayb Ka Yihiin Aktarada Filimka Kuch Kuch Hota Hai

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

taariikhda marka ay ahayd 16 october waxaa dib u midoobay kooxdii filimkii kuch kuch hota hai oo ay ugu weyn yihiin hogaamiyaasha filimkaas shah rukh khan kajol iyo rani mukerji sidoo kale director karan johar iyadoo ay u dabaal-dagayeen 20 sano guurada filimkan kaaso wareegatay markii la daawaday waxaana loo…

Barnaamijka Ma Ogtahay Oo Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Filimka Kuch Kuch Hota Hai hai  (Qaybtiisa Labaad)

Barnaamijka Ma Ogtahay Oo Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Filimka Kuch Kuch Hota Hai hai  (Qaybtiisa Labaad)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kuch Kuch Hota Hai waa mid kamid ah filmada daawadayaasha caalamka sida weyn u jecel yihiin kaaso ah Film Bollywood lana daawaday 20 sano kahor waxuuna gaaray darajo film gaaro midi ugu sareesay. Kuch Kuch Hota Hai waa filmkii kowaad ee uu Director ka noqdo Karan Johar kaaso sanadkii 1998…

ParineetI Oo Ka Hadashay Hadalii Arjun Ayeeydisa Ee Ahaa”Arjun Iyo Parineeti Inee Is Guursadaan Ayaan Jeclahay”

ParineetI Oo Ka Hadashay Hadalii Arjun Ayeeydisa Ee Ahaa”Arjun Iyo Parineeti Inee Is Guursadaan Ayaan Jeclahay”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arjun Kapoor Iyo Parineeti Chopra waxaa tiyaatarada usaaran filmkooda xiisaha leh ee Namaste England kaaso laga niyad jabay ganacsi ahaan maadama uu fashilmay, Arjun iyo Parineeti waa lamaane shaashada aad isugu wacan horeyna u wada sameeyen filmkii Ishqzaade ee ay kusoo wada caan baxeen, hadaba lamaanahan nolosha dhabta ah Bollywoodka…

Qiimaha Uu Ku Fadhiyo Labiska Kareena Kapoor U Xiratay Xafladii Kuch Kuch Hota Hai!!

Qiimaha Uu Ku Fadhiyo Labiska Kareena Kapoor U Xiratay Xafladii Kuch Kuch Hota Hai!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kareena Kapoor ayaa 16 bishaan October ka qeyb qaadatay xaflad loogu dabaal dagaayey sanad guurada filmka Kuch Kuch Hota Hai kaaso jirsaday 20 sano ama xiligii la daawaday kasoo wareegtay 20 sano. Mashruucan uu Karan Johar iska leeyahay waxaa wax ka jileen Shah Rukh Khan, Kajol, Rani Mukerji, Salman Khan…

Filmka Hichki Oo Wali Ganacsi Wacan Ka Sameenaya Dalka China!!

Filmka Hichki Oo Wali Ganacsi Wacan Ka Sameenaya Dalka China!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rani Mukerji filmkeeda Hichki ayaa ganacsi wacan ka sameeyay dalka China jimcadiisa labaad oo shalay ahed waana mid lagu faano mashruucan maadama uu ku biiray hader liiska filmada lacagaha ugu badan dalka China ka keenan ee india iska leeyihiin. Durba mashruucan $8M ayuu gaaray mudo waxuuna gaaray dararadan jimcadiisa labaad…

Disha Patani, Huma Qureshi Iyo Jilayaasha Sawirada Lama Filaanka Laga Soo Qabtay Internet-kana Lagu Faafiyay!!

Disha Patani, Huma Qureshi Iyo Jilayaasha Sawirada Lama Filaanka Laga Soo Qabtay Internet-kana Lagu Faafiyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay xidigaha Bollywoodka ee todobaadkii aan soo dhaafnay sawirda kadiska ah laga soo qabtay kuwaaso hadana Internet-ka lagu faafiyay. Jilaayasha ayaa todobaad walba laga soo qabta sawiro ayagoon filaneenin ah ama aan ahen kuwa sidii saxda ahed loogu talo galay balse shacab weynaha baraha…

Atirishada Filmka Sacred Games Oo Faraxumeen Ku Eedeysay Director-ka Namaste England Ee Vipul Shah!!

Atirishada Filmka Sacred Games Oo Faraxumeen Ku Eedeysay Director-ka Namaste England Ee Vipul Shah!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywoodka maalin walba war horleh oo fadeexo ah ayaa kasoo baxa oo ku saabsan filmsameyaal iyo atoorayaal ku xad gudbeen atirishooyin shaqo doon ah anshax xumana kula dhaqmeen. Waxaa markaan miiska saaran Director-ka filmka Namaste England kaaso ceebtiisa soo shaax baxday maalintii tiyaatarada loo saaray mashruucan sababaha ugu weyn ee…

Sonakshi Sinha Oo Atirisho Looga Dhigay Filmka Nolosha Gulshan Kumar Looga Hadlaayo!!

Sonakshi Sinha Oo Atirisho Looga Dhigay Filmka Nolosha Gulshan Kumar Looga Hadlaayo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidee u bilaawatay barnaamijka Me Too Movement oo ah ololo lagu garab siinayo dumarka laguna soo bandhigo Ragga Bollywoodka ka tirsan ee xiliyo kala duwan faraxumeyeen dumarka ay la shaqeynayeen. Shaqsiyaad badan ayaa ka fariisteen ama ka baxeen mashaariic howlgalkooda socday waxaana kamid ah Aamir Khan oo qarash gareye ka…