Home » 2018 » October (Page 36)

Goos Gooska Labaad Filmka Namaste England Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lix sano ka hor Arjun Kapoor iyo Parineeti Chopra waxay bandhig cajiib badan ka muujiyeen filimkii HIT-ka noqday Ishaqzaade haatana waxay la imaadeen labadan xiisaha weyn loo qabay markale inay shaashada ku midoobaan filimka Namastey England. Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska labaad Namastey England oo lagu muujiyay…

Wareysi Xiiso Leh Katrina Kaif Oo Arimo Badan Shaaca Ka Qaaday Iyo Neha Oo Suaalo Layaab Leh Weydisay!!

Wareysi Xiiso Leh Katrina Kaif Oo Arimo Badan Shaaca Ka Qaaday Iyo Neha Oo Suaalo Layaab Leh Weydisay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada caanka ah Katrina Kaif ayaa maalintii shalay ahed wareysi xiiso leh la yeelataya atirishada xaamilada ah ee Neha Dhupia taaso caan ku ah inee kasoo muuqato barnaamijyada Tv-yada ka baxa ee xidigaha lagu wareesto. Shalay waxaa marti u ahed Katrina Kaif taaso suaalo badan la weydiyay arimo badana ka…

Rasmi: Filimka Andhadhun oo sare u kac 50% sameeyay Isniintiisa kowaad waa arin naadir ah!

Rasmi: Filimka Andhadhun oo sare u kac 50% sameeyay Isniintiisa kowaad waa arin naadir ah!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khurrana, Tabu iyo Radhika Apte filimkooda Andhadhun ayaa sare u kac 50% sameeyay Isniintiisa kowaad marka lala bar bar dhigo ganacsigii uu sameeyay Jimcadiisa kowaad waana arin naadir ah in filim maalintiisa kowaad uu ka lacag badnaado maalintiisa labaad. Andhadhun ayaa keenay 3.50 Crore (Trade Figure) Isniintiisa kowaad taasi oo ka…

Jr. NTR filimkiisa Aravindha Sametha sida uu Flop ama HIT ku noqon karo iyo lacagaha laga helay

Jr. NTR filimkiisa Aravindha Sametha sida uu Flop ama HIT ku noqon karo iyo lacagaha laga helay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Powerfull Young Tiger Aka Jr. NTR ayaa heesto hadal heynta Koonfur Hindiya waxaana u diyaarsan filimka weyn Aravindha Sametha ee Khamiistan tiyaatarada gil gili doono. Shabakada Andhara Boxoffice ayaa si rasmi ah usoo daabacday filimka Aravindha Sametha sida uu Flop ama HIT ku noqon karo iyo lacagaha ay ku iibsadeen kooxda cajaladaha…

Priyanka Chopra Oo Airport-ga Fashion Heer Sare Ah Kudhex Sameeneysa (+Sawiro)

Priyanka Chopra Oo Airport-ga Fashion Heer Sare Ah Kudhex Sameeneysa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa xalay sawiro laga soo qabtay atirishada caanka ah Priyanka Chopra xili ay kusugneeda Airport-ga Mumbai waa mid aad loo amaanay labiska xiisaha leh ee ay PeeCee xalay xirneed. Sawir qaadayaasha ayaa sawiro kasoo qaateen xidigtaan xili ay u dhoola cadeeyneysay waxaana xusid mudan in labiskeeda ay xirneed aad loo…

Jr. NTR duufaantiisa inta aysan Boxoffice-ka cagta marin maxaa iskoor ah oo Telugu ka jiro maalinta kowaad

Jr. NTR duufaantiisa inta aysan Boxoffice-ka cagta marin maxaa iskoor ah oo Telugu ka jiro maalinta kowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Young Tiger Aka Jr. NTR wuu soo laabtay waxaana u diyaarsan filimka weyn Aravindha Sametha oo hadal heyntiisa cirka mareyso kalsooni lixaad lehna lagu qabo maalinta kowaad inuu iskooro waa weyn gudaha Telugu iyo USA Boxoffice ka dhigi doono. Haddaba inta aan filimka Aravindha Sametha 11-ka bishan ama Khamiista tiyaatarada la saarin…

Govinda waa soo dhigtay wuxuu rabaa saaxiibkiis Amitabh inuu la dagaalo: RANGEELA RAJA Vs THUGS OF HINDOSTAN

Govinda waa soo dhigtay wuxuu rabaa saaxiibkiis Amitabh inuu la dagaalo: RANGEELA RAJA Vs THUGS OF HINDOSTAN

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

‘Chote Miyan’ Govinda Vs ‘Bade Miyan’ Amitabh Bachchan: Micnaha labada saaxiibada ah Govinda iyo Amitabh Bachchan ee isla sameeyeen filimkii Classic ahaa ee HIT-ka weyn noqday Bade Miyan Chote Miyan ayaa hadda diyaar u ah inay Boxoffice-ka ku hardamaan. Govinda ayaa shaaca ka qaaday filimka uu kusoo laabanayo ee uu…

Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bandhiga raw caawa waxa uu ka dhici doona Garoonka allstate arena magaalada chicago  ee gobolka illions Waxa uu bilaaban doona 8:30 xilliga mareekanka saacada geeska afrikada ay tahay 3:30 habeennimo Caawa bandhigan Raw waa bandhigii ugu horeeyay ka dub bandhigii weyn ee taariikhiga kaaso ka dhacay Australia ee super shown…

Vikas Bahl Magaciisa Oo Laga Saaray Filimka Super 30

Vikas Bahl Magaciisa Oo Laga Saaray Filimka Super 30

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

director vikas bahl ayaa ku kacay dhacdo fool-xumo ah isagoo kufi kula dhaqaaqay gabar ka shaqeenaysay shirkadiisa phantom films waxaana ku kacsan xidigaha bollywoodka weliba gaar ahaan dumarka waxaana la sugaayay inuu hrithik ka hadlo arrintaan madaama uu yahay hogaamiyaha filimka super 30 oo director ka ah ninkan eedeysanaha ah…

Fadeexo: Nayani Dixit ” Inta Ay Socotay Duubista Filimka Queen Director Vikas Bahl Wuxuu Marar Badan I Weydiistay Inan Qol Wadaagno”

Fadeexo: Nayani Dixit ” Inta Ay Socotay Duubista Filimka Queen Director Vikas Bahl Wuxuu Marar Badan I Weydiistay Inan Qol Wadaagno”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

todobaadkan gudihiisa waxa soo baxaya warar la yaab ah ka dib markii director anurag kashyap shaaciyay in la xiray shirkada Aflaamta maal-gelisa ee ay shirka ku ahaayeen vikas bahl madhu mantena iyo vikramiditya mitwane markas ka dib ayaa waxaa soo baxay arrin fadeexo ah kaaso ah in director vikas bahl…