2021 bisha 1aad oo filimada ugh badan lagawada shaqee doono! AQRISO

1
965

Sethupathi filimkiisii ​​ugu horreeyay ee Bollywood ayuu kashaqa bilaabi doonaa 1 january 2021

Waxaan horey loobaahiyay warka ah in jilaaga Vijay Sethupathi uu door muhiim ah ka qaadan doono dib u habeynta filmka Bollywoodka ee Maanagaram oo horay u agaasimay Lokesh.

Qorshaha ayaa ah in filmka laga shaqa bilaabo Janaury 2021. Wali lama shaacin ciwaanka cusub waxaana la shaacin doono 1-da Janaury.Arrinta xiisaha lihi waxay tahay in Vijay Sethupathi filimkiisii ​​ugu horreeyay ee Bollywood uu sameeyo waxuu ahaa lahaa filmka Aamir Khan ee ‘Laal Singh Chadda’, laakiin wuu iska daayay.

Sidaa darteed haatan wuxuu markiisii ​​ugu horreysay kasoo muuqan doonaa filimka ‘Maanagaram’ ee Bollywoodka ah kaas oo ay sidoo kale kulug leeyihiin aktarka ruug caddaaga ah Sanjay Mishra oo door muuqda ku leh. Jilayaasha Filimka waxaa sidoo kale kamid ah Ranvir Shorey, Tanya Maniktala, Sachin Khedekar iyo kuwa kale oo badan.

Kooxda iskaleh filimka ayaa ku dhawaaqayn in magaca dib u habeynta la shaacin doono 1-da Janaayo saacaddu markay tahay 3 PM.

1 COMMENT

  1. Asc Bahda filimside gaar ahana Cabdirahmaan Maanagaram ma ahan filim Bollywoodka ay sameeyeen ee waa filim Tamil ah waxaana sameeyey Sudeep Kishan, Sri iyo Ragini waana filim Thriler ah wuxuna so baxay sanadii 2017 fadlan qoraalka sax mahadsanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here