20ka filim ee lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen wadamada Golf (Khaliijka) iyo filim kasta lacagaha uu halkaas ka keenay Q.3aad.

0
523

Wadamada Khaliijka waxay kamid yihiin suuqyada ugu waaweyn ee filimada India la saaro markii ay sheegada timaado daafaha caalamka iyagoona halkaas kamid tahay meelaha ugu badan ee lacagaha laga helo.

hadaba maanta waxaan idiin soo qaadan doonaa qeybtii 3aad 20ka filim ee Golf lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen filimada hindiga iyo mid kasta halkaas lacagaha uu ka keenay;

10-Bang Bang;

Eaxaa hogaamiye ka ah Hrithik Roshan waxaana la daawaday 2dii Oktobar 2014tii asigoona wadamada Golf ka keenay 5,190,000 oo dolar.

Image result for bang bang

9-Race3;

Waxaa hogaamiye ka ah Salman Khan waxaana la daawaday 15kii Juun 2018da asigoona wadamada Golf ka keenay 5,230,000 oo dolar.

Image result for race 3

8-Raees;

Waxaa hogaamiye ka ah Shahrukh Khan waxaana la daawaday 26dii Jnaayo 2017da asigoona wadamada Golf kasoo xareeya 5,420,000 oo dolar.

Image result for raees

7-Happy New Year;

waxaa hogaamiye ka ah Shahrukh Khan waxaana la daawaday 24tii Oktobar 2014tii asigoona wadamada Golf kasoo xareeyay 5,750,000 oo dolar.

Image result for happy new year movie

6-Dhoom 3.

Waxaa la daawaday 20dii December 2013da waxaana hogaamiye ka ah Aamir Khan asigoona wadamada Golf kasoo xareeyay 6,430,000 oo dolar.

Image result for dhoom 3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here