20ka filim ee lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen wadamada Golf (Khaliijka) iyo filim kasta lacagaha uu halkaas ka keenay. Q.2aad

0
934
Wadamada Khaliijka waxay kamid yihiin suuqyada ugu waaweyn ee filimada India la saaro markii ay sheegada timaado daafaha caalamka iyagoona halkaas kamid tahay meelaha ugu badan ee lacagaha laga helo. hadaba maanta waxaan idiin soo qaadan doonaa 20ka filim ee Golf lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen filimada hindiga iyo mid kasta halkaas lacagaha uu ka keenay anagoo qeybtii hore 5 kamid ah soo qaadanay halkaana kaga bogo qeybta 2aad; 15-Sanju; Waxaa hogaamiye ka ah Ranpir Kapoor waxaana la daawaday 29kii Juun 2018da asigoona wadamada Golf kasoo xareeyay 4,300,000 oo dolar. Image result for sanju 14-Bharat; Waxaa hogaamiye ka ah Salman Khan waxaana la daawaday 5tii Juun 2019ka asigoona Golf ka keenay 4,410,000 oo dolar. Image result for bharat movie 13Padmaavat; Waxaa hogaamiye ka ah Ranveer Singh waxaana la daawaday 25tii Jnaayo 2018da wuxuuna wadamada Golf ka keenay 4,530,000 oo dolar. Image result for padmaavat 12-Chennai Express; Waxaa hogaamiye ka ah Shahrukh Khan waxaana la daawaday 8dii Agosto 2013dii asigoona wadamada Golf ka keenay 4,680,000 oo dolar. Image result for chennai express 11-PK; Waxaa hogaamiye ka ah Aamir Khan waxaana la daawaday 19kii December 2014tii asigoona wadamada Golf ka keenay 4,960,000 oo dolar. Image result for pk Lasoco qeybta 3aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here