20ka filim ee lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen wadamada Golf (Khaliijka) iyo filim kasta lacagaha uu halkaas ka keenay Q.4aad.

0
887

Wadamada Khaliijka waxay kamid yihiin suuqyada ugu waaweyn ee filimada India la saaro markii ay sheegada timaado daafaha caalamka iyagoona halkaas kamid tahay meelaha ugu badan ee lacagaha laga helo.

hadaba maanta waxaan idiin soo qaadan doonaa qeybtii 4aad ee 20ka filim ee Golf lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen filimada hindiga iyo mid kasta halkaas lacagaha uu ka keenay;

5-Tiger Zinda Hai;

Waxaa hogaamiye ka ah Salman Khan waxaana la daawaday 22dii December 2017dii asigoona wadamada Golf kasoo xareeyay 7,170,000 oo dolar.

Related image

4-Dilwale;

Waxaa hogaamiye ka ah Shahrukh Khan waxaana la daawaday 18dii December 2015tii asigoona wadamada Golf kasoo xareeyay 8,410,000 oo dolar.

Image result for dilwale

3-Sultan;

Wxaa la daawaday 6dii July 2016dii waxaana hogaamiye ka ah Salman Khan asigoona daafaha caalamka kasoo xareeyay 8,570,000 oo dolar.

Image result for sultan

2-Dangal;

Waxaa hogaamiye ka ah Aamir Khan waxaana la daawaday 23dii December 2016da asigoona halkaas kasoo xareeyay 8,800,000 oo dolar.

Image result for dangal

1-Bajrangi Bhaijaan;

Waxaa hogaamiye ka ah Salman Khan waxaana la daawaday 17da Jully 2015tii asigoona wadamada Golf kasoo xareeyay 9,450,000 oo dolar.

Image result for bajrangi bhaijaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here