20ka filim ee lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen wadamada Golf (Khaliijka) iyo filim kasta lacagaha uu halkaas ka keenay.

1
833

Wadamada Khaliijka waxay kamid yihiin suuqyada ugu waaweyn ee filimada India la saaro markii ay sheegada timaado daafaha caalamka iyagoona halkaas kamid tahay meelaha ugu badan ee lacagaha laga helo.

hadaba maanta waxaan idiin soo qaadan doonaa 20ka filim ee Golf lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen filimada hindiga iyo mid kasta halkaas lacagaha uu ka keenay;

20-Tubelight;

Waxaa hogaamiye ka ah salman Khan waxaana la daawaday 23dii juun 2017da wuxuuna halkaas kasoo xareeyay 3,910,000 oo dolar.

Image result for tubelight

19-Prem Ratan Dhan Payo.

Waxaa hogaamiye ka ah Salman Khan waxaana la daawaday 12dii November 2015tii wuxuuna Golf kasoo xareeyay 4 Million oo dolar.

Image result for prem ratan dhan payo

18-Jab Tak Hai Jaan;

Waxaa hogaamiye ka ah Shahrukh Khan waxaana la daawaday 13dii November 2012dii asigoona wadamada Golf ka keenay 4,050,000 oo dolar.

Image result for jab tak hai jaan

17-Bahabuli 2 – The Conclusion.

Waxaa laga leeyahay koonfur India waxaana hogaamiye ka ah Prabhas asigoona la daawaday 28dii April 2017da wuxuuna Golf ka keenay 4,120,000 oo dolar.

Image result for bahubali 2

16-Kick.

Waxaa hogaamiye ka ah Salman Khan waxaana la daawaday 25tii Jully 2014tii asigoona Golf ka keenay 4,130,000 oo dolar.

Image result for kick

la soco qeybta labaad.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here