20ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen abid iyo midkasta lacagaha uu keenay kaalinta sadaxaad ma rumeysan kartid.

0
1823

Markii la dhaho filimada ugu lacagta badan dabcan Hollywood waa boqoro cid gaartana malahan waana shirkada ugu weyn uguna dhaqaalaha badan shirkadaha filimada sidoo kalana ugu filimada fiican.

Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa 20ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen abid iyo warbixin ku saabsan.

20-Kaalinta 20aad waxaa ku jiro filimka Minions waxaana la daawaday 2015tii asigoona soo xareeyay 1.16 Billion.

19-Iron Man 3 waxaa la daawaday sanadkii 2013dii wuxuuna soo xareeyay 1.21 Billion dolar.

18-The Fate of The Furious waxaa la daawaday 2017dii wuxuuna soo xareeyay 1.24 Billion.

17-Ineredibles 2 waxaa la daawaday 2018dii wuxuuna soo xareeyay 1.24 Billion.

16-Beauty and The Beast waxaa la daawaday 2017dii wuxuuna soo xareeyay 1.26 Billion.

15-Frozen waxaa la daawaday 2013dii wuxuuna soo xareeyay 1.29 Billion.

14-Jurassic World; Fallen Kingdom waxaa la daawaday 2018dii wuxuuna soo xareeyay 1.31 Billion.

13-Star Wars; The Last Jedi waxaa la daawaday 2017dii wuxuuna soo xareeyay 1.33 Billion.

12-Harry Potter and the Deathly Hallows Part 2 waxaa la daawaday 2011dii wuxuuna soo xareeyay 1.34 Billion.

11-Black Panther; waxaa la daawaday 2018dii wuxuuna soo xareeyay 1.35 Billion.

10-Avengers: Age of Ultron.

waxaa la daawaday 2015tii wuxuuna soo xareeyay 1.41 Billion dolar.

9-Firious 7; waxaa la daawaday 2015tii wuxuuna soo xareeyy 1.52 Billion dolar.

8-The Avengers; waxaa la daawaday 2012dii wuxuuna soo xareeyay 1.52 Billion dolar.

7-The Lion King; waxaa la daawaday 2019ka wuxuuna soo xareeyay 1.60 Billion dolar.

6-Jurassic Worlda; waxaa la daawaday 2015tii wuxuuna keenay 1.67 Billion dolars.

5-Avengers; Infinity War; waxaa la daawaday 2018dii wuxuuna keenay 2.05 Billion dolars.

4-Star Wars; The Force Awekens; waxaa la daawaday 2015tii wuxuuna keenay 2.07 Billion dolars.

3-Titanic; waxaa la daawaday 1997dii wuxuuna keenay 2.19 Billion dolar.

2-Avatar; waxaa la daawaday 2009kii wuxuuna leenay 2.79 Billion dolars.

1-Avengers Endgame; waxaa la daawaday sanadkaan 2019k wuxuuna keenay 2.796 Billion dolar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here