Filimka Tanhaji ayaa qeyb ka noqday 10ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyay jimcadooda labaad wuxuuna kasoo galay kaalinta 10aad asigoona waliba ka saro maray dhamaan filimadii la daawaday sandkii hore ee 2019ka markii laga reebo filimka Kabir Singh kaasoo soo xareeyay kudhawaad 12 crore.

Filimka Tanhaji ayaa keenay jimcadiisii labaad 9.50 crore taasoo lamicno ah inuu ka saro maray filimada Housefull 4, Uri – The Surgical Strike iyo Good Newwz.

Sidoo kale filimkaan ayaa noqday filimka lacagaha ugu badan usoo xareeyay Ajay Devgan jimcadiisa labaad wuxuuna jibiyay rikoorkii Golmaal Again kaasoo 2017dii jimcadiisa 2aad keenay 7 crore.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo 20ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen jimcadooda labaad iyo midkasta lacagaha uu keenay;

  1. Bahubali 2 – The Conclusion – 19.81 crore.
  2. Dangal – 17.84 crore.
  3. PK – 14.52 crore.
  4. Bajrangi Bhaijaan – 12.56 crore.
  5. Sanju – 12.09 crore.
  6. Bajirao Mastani – 12 crore (Holiday)
  7. Kabir Singh – 11.86 crore.
  8. Tiger Zinda Hai – 11.55 crore.
  9. 3 Idiots – 10.54 crore (Holiday)
  10. Tanhaji – The Unsung Warrior – 9.50 crore.
  11. Padmaavat – 9.47 crore.
  12. Dhoom 3 – 9.42 crore.
  13. Simmba – 9.02 crore.
  14. Kick – 8.31 crore.
  15. Housefull 3 – 8.08 crore.
  16. Good Newwz – 8 crore.
  17. Uri – The Surgical Strike – 7.71 crore.
  18. Krrish 3 – 7.67 crore.
  19. Sultan – 7.41 crore.
  20. Mission Mangal – 7.35 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here