20ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen maalintooda koowaad iyo midkasta lacagaha uu keenay qeybtii 2aad.

0
880

Warbixintaan waxaa qortay BOI waana inta uusan soo bixin filimka WAR kaasoo haatan ah filimka lacagaha ugu badan hal maalin kusoo xareeyay iyo filimka lacagaha ugu badan maalintiisa koowaad keenay.

Hadaba anagoo filimka WAR la sugeyno inta lacagihiisa sida rasmiga ah loo shaacinaayo aan bal fiirino sida uu haatan yahay jadwalka filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen maalintooda koowaad iyo midkasta lacagaha uu keenay.

Halkaan hoose kaga bogo qeybta 2aad ee 20ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen

15-Mission Mangal.

Image result for mission mangal

Waxaa la daawaday 15tii Augost 2019ka wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 28.45 crore asigoona la saaray 3150 tiyaatar.

14-Dangal

Image result for dangal

Waxaa la daawaday 23dii December 2016da asigoona maalintiisa koowaad keenay 29.16 crore waxaana la saaray 4250 crore.

13-Golmaal Again

Image result for golmaal again

Waxaa la daawaday 20kii Oktobar 2017da wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 30.10 crore asigoona la saaray 3300 tiyaatar.

12-Chennai Express

Image result for chennai express

Waxaa la daawaday 8dii Augost 2013da wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 30.48 crore asigoona la saaray 3600 tiyaatar.

11-Ek The Tiger.

Image result for ek the tiger

Waxaa la daawaday 15tii Augost 2012dii wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 30.61 crore asigoona la saaray 3200 tiyaatar.

la soco qeybta 3aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here