20ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen maalintooda koowaad iyo midkasta lacagaha uu keenay qeybtii 4aad.

0
930

Warbixintaan waxaa qortay BOI waana inta uusan soo bixin filimka WAR kaasoo haatan ah filimka lacagaha ugu badan hal maalin kusoo xareeyay iyo filimka lacagaha ugu badan maalintiisa koowaad keenay.

Hadaba anagoo filimka WAR la sugeyno inta lacagihiisa sida rasmiga ah loo shaacinaayo aan bal fiirino sida uu haatan yahay jadwalka filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen maalintooda koowaad iyo midkasta lacagaha uu keenay.

Halkaan hoose kaga bogo qeybtii 4aad ee 20ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen

5-Sultan; waxaa la daawaday 6dii July 2016dii asigoona keenay 36.59 crore waxaana la saaray 4350 tiyaatar.

Image result for sultan

4-Prem Ratan Dhan Payo waxaa la daawaday 12dii November 2015tii wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 39.32 crore asigoona la saaray 4200 tiyaatar.

Image result for prem ratan dhan payo

3-Bahabuli – The Conclusion waxaa daawaday 28dii April 2017da wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 40.73 crore asigoona la saaray 3950 tiyaatar.

Image result for bahubali 2

2-Bharat; waxaa la daawaday 5tii June 2019ka wuxuuna maalintiisa koowaad keenay 41.62 crore asigoona la saaray 4650 tiyaatar.

Image result for bharat

1-Thugs of Hindostan waxaa la daawaday 8dii November 2018dii asigoona keenay 48.27 crore waxaana la saaray 4700 tiyaatar.

Related image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here