20ka filim lacagaha ugu badan soo xareeyeen maalinkooda koowaad iyo midkasta lacagaha uu keenay.

0
1985

Warbixintaan waxaa qortay BOI waana inta uusan soo bixin filimka WAR kaasoo haatan ah filimka lacagaha ugu badan hal maalin kusoo xareeyay iyo filimka lacagaha ugu badan maalintiisa koowaad keenay.

Hadaba anagoo filimka WAR la sugeyno inta lacagihiisa sida rasmiga ah loo shaacinaayo aan bal fiirino sida uu haatan yahay jadwalka filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen maalintooda koowaad iyo midkasta lacagaha uu keenay.

Halkaan hoose kaga bogo 20ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen

20-Baaghi;

Image result for baaghi 2

Waxaa la daawaday 30kii Marso 2018da wuxuuna maalintiisa koowaad keenay 25 crore asigoona la saaray 3500 tiyaatar.

19-PK.

Image result for pk

Waxaa la daawadau 19kii December 2014 wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 25.45 crore asigoona la saaray 3600 tiyaatar.

18-Saaho

Image result for saaho

Waxaa la daawaday 30kii Augost 2019ka wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 25.82 waxaana la saaray 4200 tiyaatar.

17-Bajrangi Bhaijaan.

Image result for bajrangi bhaijaan

Waxaa la daawaday 17dii july 2015tii asigoona keenay maalintiisa koowaad 26.67 crore waxaana la saaray 4100 tiyaatar.

16-Race 3.

Image result for race3

Waxaa la daawaday 15tii June 2018da wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 27.69 crore asigoona la saaray 4300 tiyaatar..

la soco qeybta 2aad;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here