20ka filim lacagaha ugu badan soo xareeyeen maalintooda koowaad iyo midkasta lacagaha uu keenay qeybtii 3aad.

0
933

Warbixintaan waxaa qortay BOI waana inta uusan soo bixin filimka WAR kaasoo haatan ah filimka lacagaha ugu badan hal maalin kusoo xareeyay iyo filimka lacagaha ugu badan maalintiisa koowaad keenay.

Hadaba anagoo filimka WAR la sugeyno inta lacagihiisa sida rasmiga ah loo shaacinaayo aan bal fiirino sida uu haatan yahay jadwalka filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen maalintooda koowaad iyo midkasta lacagaha uu keenay.

Halkaan hoose kaga bogo qeybtii 3aad ee 20ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen

10-Singham Returns.

Image result for singham returns

Waxaa la daawaday 15 Augost 2014tii wuxuuna maalintiisa koowaad keenay 31.68 crore asigoona la saaray 3500 oo tiyaatar.

9-Dhoom 3

Image result for dhoom 3

Waxaa la daawaday 20kii December 2013dii wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 32.48 crore asigoona la saaray 3650 tiyaatar.

8-Tiger Zinda Hai.

Image result for tiger zinda hai

Waxaa la daawaday 22 December 2017da wuxuuna keenay maalintiisa koowaad 34.12 crore asigoona la saaray 4600 tiyaatar.

7-Sanju.

Image result for sanju

Waxaa la daawaday 29kii June 2018da wuxuuna keenay maalinkiisa koowaad 34.19 crore asigoona la saaray 4200 oo tiyaatar.

6-Happy New Year.

Image result for happy new year movie

Waxaa la daawaday 24tii October 2014tii asigoona keenay 36.31 crore waxaana la saaray 3850 crore.

la soco qeybta 4aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here