21 sano kahor maanta oo kale waxaa la daawaday filimka soomaalida aadka u jecelyihiin ee Soldier iyo darajada uu Box Officeka ka gaaray.

0
1470

Filimka Soldier wuxuu kamid yahay filimadii ugu fiicnaa haduusanba aheyn kan ugu fiican filimada jilaaga Bobby Deol wuxuuna soo baxay maanta oo kale 1998dii asigoona Box Ofiiceka guul weyn ka gaaray.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo macluumaad filimkaan ku saabsan;

Filimka; Soldier.

Jilayaasha; Bobby Deol, Rakhee, Preity Zinta, Farida Jalal iyo kuwa kale.

Nooca filim; Action.

Tiyaatarada la saaray; 220 tiyaatar.

Xiliga la daawaday; 20kii bishii 11aad 1998dii.

Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 1 crore.

Sadaxdiisa maalmood ugu horeyso lacagaha uu keenay; 2.78 crore.

Isbuuciisa koowaad lacagaha uu keenay; 5.49 crore.

Lacagaha guud uu India kasoo xareeyay; 21.37 crore.

Isku darka gudaha india iyo daafaha caalamka lacagaha uu kasoo xareeyay; 38.88 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 170.90 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 8 crore.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha qeybiyaan; 12.39 crore.

Tirade guud ee filimkaan tikidka u goosatay; 17,771,000 oo qof ayaa tikid u goosatay.

Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Super Hit.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here