Boqorka Music-da ninka loo bixiyay Adnan Sami waa heesaa sido kalena aad ugu xeel dheereya Music-da waxaaba loo bixiyay Sultan of Music waa heesaa iyo Music u dhashtau dalka India.

Adnan Sami

Sanadkii 2007 ayuu si toos ah kaga fariistay heesaha iyo Music-da wixii markaa ka dambeyeen hadal weyn ayu dhaliyay maadama miisaankiisa aad usii weynaaday laakiin isbedelka uu ssmeeyay waa cajiib dunida oo dhana ay la yaabtay.

Adnan Sami

Mudo 16 bilood ayee ku qaadatay Adnan Sami inuu miisaankiisa kaga dhimo 155 kiilo waxuuna xidigaan galay xaalad adag oo naftiisa xitaa qatar ku gashay maadama miisaankiisa aad u weynaaday.

Adnan Sami

Adnan waxuu gaaray heer uu arki waayey lugihiisa marka uu istaago calooshiisa oo saaid u weynaatau aawged cuduro badan ayaa ku dhaceen kalyaha ayaa laga qalay 155 kiilo kaliya jimicsi iyo aalamiito kuma uusan ridin ee sido kale qalliin ayuu maray oo looga soo qufay baruur badan.

Adnan Sami

Dhaqtarkii isaga caafimaadkiisa qaabilsanaa waxuu yiri,”Adnan lama yaabi doono hadii aan maqlo inaad kaligaa ku geeriyootay qolkaada dhexdiisa sababto ah waxaan ujeeda inaad halis ugu jirto dhimasho hadii aadan iska gaarina waa bas” sheekadan Adnan ayaa saxaafada la wadaagay.

Adnan Sami

Waalidkiisa xitaa wey kula tallin jireen inuu is bar qabto intee goori goori tahay maxuu sameeyay hadaba ninkaan miisaankiisa sidaan u weynaa ee dhibaatada la ogaa ka maray inuu 155 kiilo iska dhimo.

Marka hore qallin wuu maray oo baruurta looga soo qufay balse qofka doonaya inuu iska dhimo miisaan tusaalana ka dhuganaayo Adnan sidan ha sameeyo waa sida uu Adnan sameeyay.

Adnan Sami

“Waxaan maalin walba cunaayey khudaarta cagaaran” Adnan ayaa sheegay inuu khudaarta badsaday waayo khudaarta waxay la dagaalantaa baruurta, sido kale bariiska wuu isaga fogaaday iyo cuntada culus oo dhan saliida badan, dufanka badan, iyo dhamaan mac macaan oo dhan wuu iska ilaaliyay.

Adnan Sami

Ukunta (Beedka), khudaarta cagaaran, cunooyinka qafiifka ah, kalluunka iyo wixii lamid ah ayuu quud ka dhigan jiray Adnan dhanka kale socodkiisa waa badnaa.

Adnan Sami

Marwalbo socodkaada bato waa marwalbo oo miisaankaada yaraado jimicsi xsd dhaaf ah ayuu Adnan sameeyn jiray si aan caadi ahen ayuu ula dagaalamay miisaankiisa mudo 16 bilood xiriir ah waxuuna ku guulestay inuu 155 kiilo ka dhimo miisaankiisa oo ahaa 230 kiilo ugu dambeyna 75 kiilo ayuu noqday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here