25 jilaa Hollywood ah kuwaasoo bilowgii noloshooda Porn Star soo noqday ayagoo sameyn jiray filimada qaawanaanta balse markii dambe Hollywood kusoo biiray.

0
5035

Hollywood wax xiriir lama lahan filimaanta loo yaqaano 18+ kuwaasoo ah aflaam anshax xumo ah misna qaawanaan kasta lagu soo bandhigo balse waxaa jiraan jilayaal badan oo kasoo shaqeeyay filimadaas anshaxa xun balse markii dambe iska dhaafay ayagoona Hollywood kusoo biiray.

Halkaan waxaan idiin kuugu soo gudbin doonaa 25 jilaa Hollwyood ah kuwaasoo horay Porn Star usoo noqday haatana Hollywood ka tirsan qeybtii 1aad.

25-Stormy Daniels.

بدأت الممثلة Stormy Daniels عملها في مجال صناعة الأفلام الإباحية منذ أن كانت في الـ 17 من عمرها.

Atariishadaan inta aysan Hollywoodka imaanin waxayba bilad abaal marin ah ku qaadatay filimada Pornka oo ay horay uga soo muuqatay waxayna howshaas bilowday ayadoo aad u yar waliba 17 jir ah waxayna kasoo muuqatay filimaan badan balse markii dambe wey iska dhaaftay waxayna shaqo ka heshay Hollywoodka.

24-Joan Laurer.

شاركت Laurer في العديد من الأفلام، وظهرت في البرنامج التلفزيوني WWE

Waa atariisho sidoo kalana waa gabar musaaro dheesho balse waxay horay usoo noqotay Porn Star sanadkii 2004tii ayayna howshaas soo bilowday ayadoona filimaan badan oo qaawanaan ah jishay balse markii dambe wey iska joojisay waxayna kusoo biirtay Hollywoodka ayadoona barnaamijyo TVyada ka baxa ka qeyb gali jirtay.

Xidigtaan ayaa sanadkii 2016dii gurigeeda laga dhex helay ayadoo meyd ah kadib markii ay daroogo iska badisay.

23-Ron Jeremy.

لعب (جيريمي) أدواراً بشخصيته الحقيقية في العديد من أفلام هوليوود

Jilaagaan wuxuu kamid ahaa jilayaasha ugu caansanaa waqtigii uu Porn Starka ahaa asigoona filimaan farabadan sameeyay balse markii dambey wuxuu kusoo biiray Hollywoodka asigoona sameeyay filimaan badan oo ay kamid yihiin Detroit Rock City, Boondock Saints, Ghostbusters iyo kuwa kale.

22-Shu Qi.

ظهرت Qi على العديد من أغلفة المجلات كـ Playboy وHong Kong Penthouse

Atariishadaan shiineeska ah kahor inta aysan sameynin filimada Hollwyoodka ee The Transporter, The Eye2 iyo New York I Love You waxay jili jirtay filimada qaawanaanta ah balse markii dambe ayay iska dhaaftay.

21-Traci Lord.

بدأت (لوردز) عملها ضمن مجال الإغراء منذ أن كانت في الـ 16 من عمرها

Yaanba aqoonin naagtaan maadaama ay horay uga soo muuqatay in kabadan 100 filim qaawanaan ah waxayna caan aheyd kahor inta aysan Hollywoodka kusoo biirin balse markii dambe ayay bilowday iney hollwoodka kusoo biirto ayadoona jishay filimo ay kamid yihiin Blade, Serial Mom, Cry Boby iyo kuwa kale sidoo kalana  waxay kasoo muuqatay taxanayaal badan oo ay kamid yihiin Roseanna, Gilmore Girls, MelRose Place iyo Married With Children.

La soco qeybta 2aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here