Even though Sushmita Sen won Miss India, organisers suggested that Aishwarya Rai Bachchan be sent for Miss Universe pageant.

Macluuumaad kusaabsan xidigtaan noosheeda oo aan soo diyaarinay hoos kaga bogo:

Qodobka 1-aad: Sushmita Sen waxay xiriir la sameysay 12 Nin oo uu kujiro Director Vikram Bhatt walina ma aysan guursanin ilaa waqtigaan laakiin Ragg badan ayaa isku daba mareen oo nolosheeda kusoo biireen.

The diva is also a poet

Qodobka 2-aad: Aishwarya Rai iyo iyada ayaa isku dhaceen intii lagu guda jiray tartanka quruxda sanadkii 1994 xili Aish loo aqoonsaday gabadha dunida ugu qurxan waxay Sush kudooday in agaasimayaasha iyo madaxda si qaas ah Aish u doorteen oo aan cadaalad loogu codeynin waxayna sheegtay in iyafa Sushmita Sen ah xaq u lahed in loo doorto gabadha dunida ugu qurxan mana yeelaayo ayee dhahday in Aish iga dulqaado booskaas wax badan ayee Sushmita ka doodi jirtay arinkaa.

Qodobka 3-aad: Diinta ay heeysato waa hindu sido kale waa atiriisho qamriga cabto sigaarkana saacad saacad ayee u shidataa waxay korsataa Mas weyn oo mudo sanado ah guriga u joogo.

 Sushmita has her own charitable foundation

Qodobka 4-aad: Sushmita waa gabyaa xiliyada ay firaaqada leedahay gabayo badan ayee tirisaa oo ay aliftaa qaarkood dadka ayee la wadaagtay.

Qodobka 5-aad: 25 sano iyadoo jirto ayee xeryaha agoomada kasoo wadatay gabar yar si ay u korsato sanadkii 2000 weyna korsatay oo xiligaas ayeeba hooyo noqotay sido kale 2010 ayee markale gabar kale soo kaxeeysatay sidaas ayeena hada 2 gabdhood hooyo ugu tahay.

She adopted her first child at the age of 25

Qodobka 6-aad: Sushmita waxay kamid ahed xidigaha luuqada ingiriiska aan ku fiicneen ki hadal ahaan iyo dhawaq ahaanba laakiin dadaal badan sanadadii dambe si heer sare ah ayee luuqada u baratay hader udhalad ayaad moodaa sidee ugu hadasho aawged.

Sushmita was not familiar with english until she was 16

Qodobka 7-aad: Xidigaha ay Bollywoodka ka taageerto waa seddex atoore kaliya atiriisho dhana lama tusi karo seddexda atoore waxay kala yihiin Salman Khan, Shah Rukh Khan iyo Arjun Rampal.

The remarkable beauty did not wear a designer piece for her Miss Universe finale

Qodobka 8-aad: Sush fadeexo ayee dhexda ka gashay kadib markii ay xiriir la sameeysay wiil ay dhali karto da’ahaan kaaso lagu magacaabo Rohman Shawl waxaana la sheegay dhowaan inee is guursan doonaan dadkana waxay ku foodeyaan wiil aad dhali karto miyaa guursanee.

Dhamaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here