Mararka qaae adiga ayaaba dadnimo xumo ku eedeynaya lamaanayaashan marka aad maqasho inee mar xiriir soo lahaayen hadana kala tageen ileen waxay ahaayen kuwa isku fiicnaa inee is guursadaana u qalmeen balse calaf ayaa kala geeyay.

Waa 25-lamaane wadaageen inta la sheego xiriirada jaceylka Bollywoodka xana ma aheen xaqiiq ayee ahaayen xiliyo kala duwan waqti macaan ayee isla qaateen laakiin si xun ayee ku kala tageen isfaham dari soo kala dhex gashay aawged hoos kaga bogo qeybta 2-aad:

John Abrahm iyo Bipasha Basu: Mudo 10 sano ah ayee hal guri kuwada noolaayeen sidii nin iyo xaaskiisana uwada dhaqmayeen waliba Bipasha sanad walba waxay ka fileysay John inuu guursan doono ugu dambeyn wey isaga baxday noloshiisa markuu 10 sano waqti ah ka lumiyay.

John Abraham and Bipasha Basu

Vivek Oberoi iyo Aishwarya Rai: Markee nolosha Sallu kasoo tagtay ayee Vivek isbarteen xiriirna sameysteen laakiin Salman kama harin oo labadoodaba wuu u caga jugleyn jiray una hanjabi jiray sido kale xiriirkooda hadal heyn weyn ayuu dhaliyay Vivek qoyskiiaa ayaa kula taliyeen in gabadhaaan uu iska dhaafo darteed mustaqbalkiisa Bollywoodka intuu u lumi lahaa sidaas ayeena ku kala tageen.

Vivek Oberoi and Aishwarya Rai

Akshay Kumar iyo Shilpa Shetty: Noloshii hore ee Khiladi Kumar gabdho badan ayaa soo mareen midna kama uusan guursan midii ugu dambeysay ee Twinkle Khanna mooyee ileen calafkiisa ayee ahed, Shilpa meel cidlo ayuu kaga tagay Twinkle ayuuna ka raacay marar badan ayeena wareysi ku sheegtay sida uu u qiyaanay Akki.

Akshay Kumar and Shilpa Shetty

Vikram Bhatt iyo Sushmita Sen: Filimsameyahan asoo xaasle ah ayuu xiriir la sameeystay quruxley Sushmita mudo ayee wada socdeen xaaskiisa ayaa ku dhagtay inaa ifurto ama inaa ka harto Sushmita ayee tiri sido kale Bollywoodka qaar ayaa fadeexesteen sidaa aawged wuu iska dhaafay Sushmita weyna kala hareen.

Vikram Bhatt and Sushmita Sen

Raj Kapoor iyo Nargis: Waxay kamid yihiin lamaanayaasha ugu caansan Bollywoodka taariikh ahaan mudo 8 sano ayee Nargis jecled Raj Kapoor oo xaasle ah xiriirkooda meel aan laga maqlin malehen xiligooda ugu dambeyn Raj waxuu Nargis u sheegay inuusan furi karin xaaskiisa sidaas ayeena ku niyad jabtay Nargis waxaana niyada udhisay oo iyada xili hore jeclaa Sunil Dutt oo ay is calfadeen Sanjay Dutt ka caanka ah maanta ayeena u dhashay.

After An Arranged Marriage, Raj Kapoor Had An Affair With Nargis For 7 Yrs, But Refused To Marry Her

Lasoco qeybta xigta.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here