Waa wax aad u adag inaad qiyaasto dhirirka jilayaasha iyo xidigaha filimada markaad aad shaashada TVga ka daawaneyso waayo shaashada TVga markasta kuma tusineyso muuqaalka xaqiiqda ee jilayaasha sidaas owgeed maqaalkaan waxaan idinkuugu soo bandhigi doonaa qeybtii 2aad ee 25ka jilaa ee ugu dhaadheer Hollywoodka.
F.G; kala sareyntaan ma ahan sida ay u kala dheeryihiin jilayaashaan balse waa mid iska caadi ah.
17-Blake Lively dhererkeedu waa 5 acg iyo 10 enches.

16-Jane Lynch dhererkeedu waa 6 cag oo dhameystiran.

15-Geena Davis dhererkeeda waa 6 cag oo dhameystiran.

14-Jason Segel dhererkiisa waa 6 cag iyo 4 Inches.

13-Liam Neeson dhererkiisa waa 6 cag iyo 4 Inches.

la soco qeybta 3aad.